Xiriirka Shaqaalaha Galmudug

Xiriirka Shaqaalaha Galmudug The Galmudug Association of Trade Unions (GATU) primary mission is the promotion and defence of workers’ rights and interests

Hoggaanka Ururka Xiriirka Shaqaalaha Galmudug-Galmudug Association of Trade Unions-wuxu ka tacsiyeynaa geerida kutimid a...
06/09/2023

Hoggaanka Ururka Xiriirka Shaqaalaha Galmudug-Galmudug Association of Trade Unions-wuxu ka tacsiyeynaa geerida kutimid agaasime Maxamed Maxamed Salaad oo kamid ahaa xubnaha ururka, kasoo u geeriyooday dhaawac daran oo birtimihii bishii Agoosto kusoo gaaray shil gaari duleedka magaalada Dhuusamreeb.

Mahad oo kamid ahaa shaqaalaha Riyadka Galmudug ayaa ku magacawnaa agaasimaha maamulka iyo maaliyadda Wasaaradda Kheyraadka iyo Dhaqaalaha buluuga ah.

Sidoo kale wuxuu ahaa shaqsi firfirccoon oo kaalin wax-u-ool ah kuleh howlaha isdhexgalka dhalinyarada, ladagaalanka jahliga iyo wacyigelinta bulshada.
Naxariistii janno EEBE Haku casuumo, Kitaabkiisana gacanta midig haka siiyo.
Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun.
-Dhamaad-
Xiriir Shaqaalaha GM
06-sept,2023.

01/05/2023

Xiriirka Shaqaalaha Galmudug wuxuu farxadda iyo reynreyn lawadaagayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed oo maanta u dabaaldagaya maalinta Shaqaalaha adduunka.
Sanadkan kiisa xiga kugaara baraare iyo nabad.

12/07/2022
12/07/2022
12/07/2022
12/07/2022

Xiriirka Shaqaalaha Galmudug wuxu dhawan qabanayaa Shirweynaha Shaqaalaha DGGM kaasoo diiradda lagu saarayo awoodsiinta iyo dhiirigelinta Shaqaalaha Galmudug State

16/06/2022

Xiriirka Shaqaalaha Galmudug wuxuu hanbalyo, bogaadin iyo duco udirayaa Rasuul wasaaraha 21-aad ee Xukuumadda FS. madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waa ku amaananyahay xulashadiisa Xamza Cabdi Barre oo ah aqoonyahan khibrad uleh cilimga dowligaa ah!
Dib-u-heshiisiin iyo Dowlad Waarta

13/05/2022

Waxan Coddheer ku leenahay halla xushmeeyo xirfadlayaasha Saxaafadda ee ku shaqeeya Jawiga Shaqo ee cakiran—””

13/05/2022
12/05/2022
Allow Dalka Noo Hagaaji, Hoggaan Daacad ahna no doorDowlad Waarta iyo Deganaan
11/05/2022

Allow Dalka Noo Hagaaji, Hoggaan Daacad ahna no door
Dowlad Waarta iyo Deganaan

Address

Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriirka Shaqaalaha Galmudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share