18/04/2026
Tacsi
انالله وإنا اليه راجعون
Allaah ha u naxariisto Mohamud Kullane Adan oo Xalay ku geeriyooday Muqdisho, waxay sigaar ah bahweynta Gargaar ugu tacaysiyaynayaan Guddoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Mohamed Mohamud Kullane (MMK) iyo dhamaan qoyska iyo qaraabada reer kullane Adan.
waxaan leenahay Allaah Samir iyo imaan ha inaga siiyo
اللهم اجعله مع الصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا