06/11/2019
Talooyin caafimaad ee ku aadan roobabka xoogaleh ee kada,aya caasimada galmudug ee Dusamarreb .
si looga hortago ama loo yareeyo faafitaan balaaran iyo saf-mareen cudurada shubanka sida koleeraha(cholera)
1) in caruurta laga fogeeyo meelaha biya fariisadkaa
2) in labadiyo wacyigalinta bulshada ee laxiriirta xaaladaha caafimaad.
3) waa in qoysasku isticmaalaan marakaneecada si looga hortago cudurka malariyada.
4) in xarumaha caafimaad ee dadweynaha ey laba jibaaraan shaqadii ey uhayeen bulshada dusamareeb.
wasaarada caafimadku waxey sameyndoontaa :
1) in qiimeyn iyo baaritaan lagu sameeyo ilaha biyaha ayadoo kaashaneysa wasaarada tamarta iyo biyaha.
2) waxey sameyneysaa wacyigalin guud oo ku aadan daaweynta biyaha.