Ururka 203aad gutada 20aad ee q.1aad Kumandoska Gorgor.XDS

Ururka 203aad gutada 20aad ee q.1aad  Kumandoska Gorgor.XDS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka 203aad gutada 20aad ee q.1aad Kumandoska Gorgor.XDS, Armed forces, Dhanaane.

Eid Mubarak dhammaan muslimiinta meel kasta ay joogaan iyo CXDS oo dhan.Farxad weyn ayay noo tahay inaan la wadaagno sha...
20/03/2026

Eid Mubarak dhammaan muslimiinta meel kasta ay joogaan iyo CXDS oo dhan.

Farxad weyn ayay noo tahay inaan la wadaagno shacabka reer Mubaarak, isla markaana aan si wadajir ah ugu tukanno salaadda Ciidda masaajidda.

Reer Mubaarak maanta waa maalin farxad iyo damaashaad u gaar ah. Eid Mubarak πŸŽ‰

Ramadan Kariim dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, iyo CXDS dhammaantoodba Ramadan Kariim baan leeyahay.Mahad...
03/03/2026

Ramadan Kariim dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, iyo CXDS dhammaantoodba Ramadan Kariim baan leeyahay.

Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Ilaahay Subxaanahu wa Tacalaa, kaas oo noo suurto-geliyey in laga xoreeyo cadowgii Al-Shabaab deegaanno aad u muhiima.

Shalay waxaa si buuxda loo xoreeyay Mubaarak, oo ahayd magaalo qadiimi ah, taas oo guul weyn ay ka gaareen GT-ga 20-aad, Ururka 3-aad, Qaybta 1-aad (K.G), kuwaas oo halkaas ku cibaadaystay una muujiyay geesinimo iyo wadaniyad. Shacabkana u mahad celiyeen sida ay oga dulqaden cadowga dhibka badan ku hayay shacabka Somaliyeed.

Guul weyn iyo hambalyo ayaan u dirayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

12/01/2026

Waxaan idin kasoo salamaya Xebta jazera ee D.dhanane waxaana xebta jawi kuwa qadanaya
Taliyaha ururka 203aad Gtd.20aad Q.k.G iyo
Amandulaha Ururka 203aad Gtd.20aad Q.K.G
Dhulkii ay gulaha wayn kagaren ayay waqti ku qadanyan waa Alx waana wax lagu farxo ilhyna loogu xamdiyo guusha wayn ee cadowga laga garay πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ₯·πŸ’ͺπŸ™‹β€β™‚οΈ

09/01/2026

Taliyaha Ururka203aad Gt.20aad Qt.1aad K.G. CXDS ayaan maanta Qado sharaf mahad celin ah Ugu sameeyay Xeebta Deegaanka Dhanaane Saraakiisha, S/xigeenada, Alifleyda, iyo Dableyda Ururka,
Waxaa kaso qayb galay Saraakiil Sare oo uu Hogaaminayo Taliyaha Guutada 20aad Qaybta 1aad K.G. CXDS.

Address

Dhanaane

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka 203aad gutada 20aad ee q.1aad Kumandoska Gorgor.XDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category