Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.

Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar. Dugsigan waa dugsi dawli ah waxaana la asaasay 1972. dugsigani waa Hooyada Wax-barashada Degmada Dhahar. ku soo dhawaada Dugsiga Mubaarak

Waa dugsi ay ka hawl galaan macalimiin Waayo arag ah oo khibrad leh.

15/02/2025
Waxa uu iskoolku Maanta abaalmarin gudoonsiinay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii Teeramka sanad dugsiyeedka ...
15/02/2025

Waxa uu iskoolku Maanta abaalmarin gudoonsiinay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii Teeramka sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Waxaan u rajaynaynaa ardayda in ay dedaalka sii laba jibaaraan.

Waxaa saaka oo sabti 04/01/2025 u bilaabmay adrayda Dugsiga Mubaarak Imtixaankii Teeramka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025...
04/01/2025

Waxaa saaka oo sabti 04/01/2025 u bilaabmay adrayda Dugsiga Mubaarak Imtixaankii Teeramka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Waxaan u rajaynaynaa Dhamaantood guul iyo natiijo wanaagsan illahay idankii.

Waxaa maanta oo talaada ah 30/April/2024 loo fasaxay Ardayda Dugsiga Mubaarak Imtixaankii Sannad Dugsiyeedka 2023-2024.W...
30/04/2024

Waxaa maanta oo talaada ah 30/April/2024 loo fasaxay Ardayda Dugsiga Mubaarak Imtixaankii Sannad Dugsiyeedka 2023-2024.

Wuxuuna u bilaaban doonaa maalinta Sabtida ah 04/May/2024. Wuxuuna u dhamaan doonaa haddii alle idmo 12/May/2024 oo ku beegan Maalin Axad ah.

Insha allah waxaan idiin rajaynaynaa Guul iyo Dedaal.

06/03/2024
Xafladda maamuuska ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii mid termka 2023-2024
06/03/2024

Xafladda maamuuska ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii mid termka 2023-2024

Address

Waaberi
Dhahar
00252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:40
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252907785195

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.:

Share

Category