09/11/2025
ِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsaneynaa dhammaan ehelka, qaraabada, iyo asxaabta uu ka baxay Col Cumar Cabdule Axmed- Cumar jacfaan
Korneelka wuxuu ahaa nin dowladnimada hada aa heysano usoo halgamay kana shaqeeyay in meesha hada ee taagantahay imaato
Alle ha u naxariisto, janadii Fardowsana ha ka waraabiyo.Ehelka, qaraabada, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed samir iyo iimaan ha ka siiyo.