Mahamed combany

Mahamed combany Halkan kalaso waxyaabaha technologyda

HECO HADDA AYAAD AWOOD HAYSAAN EE TALODU YAANAY IDIN SEEGIN!Mashruucii weynaa ee aad world bank ka qaadateen ee magaca u...
16/07/2024

HECO HADDA AYAAD AWOOD HAYSAAN EE TALODU YAANAY IDIN SEEGIN!

Mashruucii weynaa ee aad world bank ka qaadateen ee magaca umadda ku hesheen, caddeeya qaabka aad ugu shaqaysaan iyo wax aad ugu qabateen.
Ma idin weyddiin karaa jallayaal;
1. Goobaha caafimaad ee dadweynaha sida dhakhtarka weyn iyo Khaliifa maxaad u qabateen?
2. Waddooyin badani waa madow oo laydh malaha, in kale waa solar, maxaad ku darsateen idinku ee aad noo caddayn kartaan?
3.Qiimaha laydhku waa mid sarreeya idinka oo Solar xooggan haysta, maxaa maangal ah ee aad bulshada Burco u sheegi kartaan?
4. Maxaa maalgelin ah ee aad gobolka ku samayseen?

Reer Burco wax aan ugu baaqayaa in ay si dhab ah HECO ula xisaabtamaan. Ma jirto hamrasho!

Shirka Dhalinyarada iyo Haldoorka Beesha  Muusa Carre Bari Ayaa ka qabsoomay Magalada Ceerigaabo caawa.
22/06/2024

Shirka Dhalinyarada iyo Haldoorka Beesha Muusa Carre Bari Ayaa ka qabsoomay Magalada Ceerigaabo caawa.

Jabhaddii ku jirtay Buurta Gacan Libaax Ayaa gaadhi landcrusier ah kaxaystey badhtamaha magaalada Burco Gaadhiga wax leh...
19/09/2023

Jabhaddii ku jirtay Buurta Gacan Libaax Ayaa gaadhi landcrusier ah kaxaystey badhtamaha magaalada Burco Gaadhiga wax leh wakaaladda Biyaha Burco
Gaadhiga wax Watay Mareeye ku xigeenka wakaaladda Biyaha Burco

Hanbalyo hanbalyo sxbky eng axmed hasaan cismaan liibaan allah hakugu asturo xilka umada laguugu dhiibey aqoonteeda waan...
16/09/2023

Hanbalyo hanbalyo sxbky eng axmed hasaan cismaan liibaan allah hakugu asturo xilka umada laguugu dhiibey aqoonteeda waan kugu ogahay

Ina sanweyne secondary school 🏫 Hambalyo guushaad ka gaadhen exam kii shahaadiga ahaa somaliland ka gasheen kalinta todo...
14/09/2023

Ina sanweyne secondary school 🏫
Hambalyo guushaad ka gaadhen exam kii shahaadiga ahaa somaliland ka gasheen kalinta todobaad
Hurmuudkana uu idin ahaa maamule
Mubaarik dafle

14/08/2023

Address

Inanka22@hotmail. Com
Ceel Awdala
4455

Telephone

+252633192737

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahamed combany posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share