Midowga Ardayda Buloburte

Midowga Ardayda Buloburte Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Ardayda Buloburte, Library, Buulobarde.

21/07/2022
22/04/2022

Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan-cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, kaddib markii ay kulan Derbi ah kaga adkaatay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

28/10/2021
Press ReleaseGudoomiyaha Midowga Ardayda Bulo-burte’ Mudane Abdirahman Abukar Osman waxa uu maanta dhameeystiray xubnaha...
20/12/2018

Press Release

Gudoomiyaha Midowga Ardayda Bulo-burte’ Mudane Abdirahman Abukar Osman waxa uu maanta dhameeystiray xubnaha Ururka.

Waxa usoo dhisay dhamaan xubnaha midowga ardayda Buloburte Kuwaasoo la shaqeeyn Doono Mudada halka sano ah Ee uu Xilka Haayn doono’
—————————————————-
Gud’ku xigeen: Dahran Abdi Osman

Xog’hayn: Mohamed Hassan Hirey

Afhayen: A/Jamal Mohamed Ali

Gud’maliyada:Nasteho Mumin halane

Gud’ Arimaha Bulshada: Osman Ali Osman

Gud’X’khilafadka: Hussein Mustaf Hassan.

Wabilaahi TowfiiQ

07/12/2018 Gudoomiyihii H**e Ee ururkaan Mudane Yuusuf Sugaal waxa uu xilka Gudoomiye si Buuxda ugu wareejiyay’Gudoomiya...
09/12/2018

07/12/2018 Gudoomiyihii H**e Ee ururkaan Mudane Yuusuf Sugaal waxa uu xilka Gudoomiye si Buuxda ugu wareejiyay’

Gudoomiyaha Cusub Ee dhawaan loo doortay inuu sii Hogaamiye Ururkaan muda’da Sanadka Ah Gud.Abdirahaman Abukar osman

Abdirahman Abukar Osman oo ah gudoomiyaha Cusub Ee dhawaan loo doortay inuu hogaamiya midowga ardayda buloburte aya waxa...
30/11/2018

Abdirahman Abukar Osman oo ah gudoomiyaha Cusub Ee dhawaan loo doortay inuu hogaamiya midowga ardayda buloburte aya waxa uu maanta ka qayb galay’

Munaasab lagu soo bandhigaayay buug magaciisa la yiraahdo’ “Milicsiga Sooyaal dhaqameedkii Soomaalida”

Kaas oo uu qoray Arday ka soo jeedo Deg’Buloburte laguna magacaabo “Mudane Osman Ali Osman”

waxa uu Amaan iyo Bogaadin u jeediyay Gudoomiyaha midowga ardayda Buloburte ardaygaan Qalinka U qaatay sooyaalka iyo dhaqankeena wanaagsan.

waxa uu kule dardaarmay Gudoomiye Abdirahman inuu sii balaariyo Hankiisa kana gaaro Hormar balaaran.

Hambalyo hambalyo hambalyo gudomiyaha cusub ee midowga ardeyda buuulo burteMr Abdi Rahman Abukar Osman Waana gudomiyihii...
25/11/2018

Hambalyo hambalyo hambalyo
gudomiyaha cusub ee midowga ardeyda buuulo burte
Mr Abdi Rahman Abukar Osman
Waana gudomiyihii Afaraad ee midowga ardeyda buulo burte
Mudane gudomiye allah haku asturo xilkas lagu igmaday
Dhawaana filo vedio dhamays tirin eee dorashada gudomiyaha

BrrOgeeysiis ku sacodo dhaman ardayda ka soo jeeda dagmada buulo-burte ee gobolka hiiraan  kuna sugan magalada mudisho  ...
20/11/2018

Brr
Ogeeysiis ku sacodo dhaman ardayda ka soo jeeda dagmada buulo-burte ee gobolka hiiraan kuna sugan magalada mudisho waxa la ogeeysiinaya in doorashadi sanadkiiba mar la qabar jiray la qabanayo

Maalalinta: jumco
Tariikhda 23/11/2018
Waqtiga: 8:00Am Subax
Goobta: Jamacada SIU qeebta km4 / agagaarka ex madaxtooyadii h**e ee cabdi qaasim.
rajeeynaa in aad ka soo qeeyb geshaan masiirkiinana shaqsigii wuu ku haboonyahay aad is dhihi kartan sanadkan wuu idiin hogaamin karaa aad ugu codeysaan.

Arday kasto waxaan ka codsaneeyna in waqtiga nala ilaaliyo.

Mahadsanidiin.
By: Ahmed 《Jadiid》
Gudomiyaha gudiga doorashada midowga ardayda buulo-burte

  gudoomiyaha Guddiga Doorashada Mudane:  Ahmed Farah Abdulle Ahmed Walanteeri waxa uu Goor dhaweeyd Saxiixay’  laga doo...
05/11/2018



gudoomiyaha Guddiga Doorashada Mudane: Ahmed Farah Abdulle Ahmed Walanteeri waxa uu Goor dhaweeyd Saxiixay’ laga doonaayo’

Musharaxa Gudoomiye Ee midowga Ardayda Bulo-burte

Qof Walboo ama Arday walba Oo Soo buuxiyo sharuudaha halkaan Ku xusan Waxa uu xaq U yeelan Doonaa

In uu u tartamo Xilka Gudoomiye Ee .

: Araaji Qabashada Waxa Ay Bilaabatay Maanta Oo ay Taariiqda Tahay 5/11/2018 waxa ay ku Egtahay 20/11/2018.

Gud’ Doorashada
Mudane Ahmed Farah Abdulle
Mahadsanidiin.

25/10/2018

Dhawaan filo shuruudaha musharaxiinta xilka gudomiyaha midowga ardeyda buulo burte
Insha Allah

Address

Buulobarde

Telephone

615881228

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Buloburte posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category