Khubarada Buulo-burte

Khubarada Buulo-burte kh

Muuse Xassan "Alamdulilah aniga dhibta iga soo gaartay Qaraxii soobe waa inaan Beeryarada iyo Kilidaydii ku waayey waxaa...
05/11/2022

Muuse Xassan "Alamdulilah aniga dhibta iga soo gaartay Qaraxii soobe waa inaan Beeryarada iyo Kilidaydii ku waayey waxaase iigu daran inaan halmar qaraxaa ku waayey la iina sheegay intaan Cisbitaalka ku jiray 7-qof oo saaxiibaday ah oo xattaa aan meel wax ku wada cuni jirnay 😭πŸ₯ΉπŸ₯²

Muuse waxa uu kamid yahay Ganacsatada sariflayaasha Muqdisho oo dhibtu kasoo gaartay Qaraxii Soobe ka dhacay dhawaan

Wax kasta uu idinku tusaaleyn karo wuu sameeyay si aad nabad buuxda u heshaan oo asaagiin ula tartantaan, mujaahid sanka...
03/11/2022

Wax kasta uu idinku tusaaleyn karo wuu sameeyay si aad nabad buuxda u heshaan oo asaagiin ula tartantaan, mujaahid sanka xaaji waxaa u dhiman kaliya inuu hortiina ku ooyo faham darradiina u ekaatay doqonimada darteed, xow naageheena u yiri saas, xow ciddeena wax saas u yiri, xow dadka inoo maqashiihaa, xaa dhacay, waa geesi adkeysi badan oo illaa hadda ka quusan dadkiisan gumeysiga ugu hoos jira dhowr cunug oo dulufyo ah 15 sano welina caay u arka in la carraadiyo oo ka gubanayaan hadalkiisa laakiin kuwa u dila iney gaalo yihiin juu uma dhihi karaan oo waa kuwaas laba bilood iyo ka badan isku haysta adiga gal maya adiga gal maya reer hebel ha galaan horta.

Aduunka waxaan ugu jeclahay runta, dadka afka ku wada taagay Sanbaloolshana waxey jecel yihiin iney ku noolaadaan khiyaali, tusaale gabar xor ah oo sidey doonto u labisata una xaragoota wey ka qurux badan tahay gabar la yiri sidaan ku amarno u qubeyso oo murugo iyo cabsi weheshatay, Abgaal waa dildiloomooyaa alxaqiiqah, Duduble waa kii iska laabtay saxiix, war iyo dhamaan hadalkiisa 100% wuxuu ahaa run haddiise la dhibsaday waa run in dadka uu la hadlayo yihiin doqonimada uu nooga shakisanaa.

Xildhibaan waxaan rajeynaa inaad ka daalin wax sheegidda iyo carraadinta reerkaan sii jeedka weyn ee Hawiye, xataa haddey marada kaa ridaan ha xanaaqin oo ha nicine intaad maradaada xiratid howshaada sii wado waxaa tahay halyeey uu rabbi inoo soo direy si aan uga baxno dhibka ee guuleyso, adkeyso, hana niyad jabin Sanka Xaaji.

Waan ka adkaaneynaa Shabaab goor ay noqotaba
W/Q maxamed deyoo

26/01/2022

Muqaal-kaan hadaa Share Gareeso
Kitaabkaada midigta Allaha kaa siiyo.

iyo Like saar Page-ka Nagu soo biir

09/01/2022

😭😭😭😱😱😱😭
Ax ax ax 😭😭😭😭 wlhi waan ilimeeyey gabadhaas ineey jaariyad noqoto oo sidaas loo galo daruuf ayaa ugeeysay ee ayadu madaroon.

Dumarka wlhi raga ayaa Ka naxariis badan 3 nin meel eey joogto inaan gabar. Saas loogu galeen wlhi xanuun badnaa😭😭😭.

Wale aakhiro Su'al ba jirta, bal day hada siday gabadhan masakinta ah ugalayan kuwan Dumar isku shega Ah πŸ˜­πŸ˜­πŸ’” dheh, Si ay walasheen Cadaalad u hesho😭😭😭😭

08/01/2022

Wiilal gabar liido u so watay iyo😭😱😱
Gabdhii walaalaheed
Oo weerar ku qaday
Wiilashii Walashood soo raacday .

03/01/2022

Waxaan maqli jiray hunguri wax ka weeyn haddii lageliyo wuu dillaacaa, daawo muuqaalkaan si dhameystiran adigaa ogaan doona dhibka uu leeyehee.!!😱😭

02/01/2022

Waligey tanoo kale!!! Haddii lagaa xoog badiyo tiuryada waa cilmiga qarsoon walee ninka yaab alle u keenay!!πŸ€¦β€β™€οΈπŸ™†β€β™‚οΈπŸ€£πŸ˜±

Maxaa yaab isdaba yaalπŸ™†β€β™‚οΈπŸ™‹β€β™‚οΈπŸƒβ€β™‚οΈπŸ€¦β€β™€οΈπŸƒβ€β™€οΈπŸ€¦β€β™‚οΈ

31/12/2021

Wixii helaan la yaabay😭😭

Cirka laguu qaad hadaa maqli jirteen😱😱

31/12/2021

Tuuganimadii oo qof ah😱😱
Nin xitaa sidaan wax uma xado

Taabo Ukun-taan
30/12/2021

Taabo Ukun-taan

30/12/2021

. Dhawaan ayuu Tahriibay Wuxuu Tagay Liibiya Wuxuu Gacanta Ugalay Ma-gafe Waad Aragtaan Sida loo Dilaayo Kuwa Sidaa Udilaayaa waa soomaali Maaha Carab Liibiyaana Waa soomali La wadaaga Diin,Af,dhaqan, midab Iyo Diir wuxuuna Xaga Dambe kaga Xidhay Xadhig uu qoryo Ku Tig-Tigay Waxayna la dhacayaan Nabaro Sida Saqadhaba idiinka Baxaysa Waad dhagaysanaysaana dhawaaqa ka baxaya Waxayna Dul marmarinayaan Indhihiisa Maska nooca ugu Halista Badan balse Ay Suntii ay ka saareen Midna Laad ayuu kala dhacayaa Afka.
U Duceeya In ilaahay Ka saaro Cadawgaa Sidaa ugalaya siina Share-gareeya

29/12/2021

XasbunAllah 😭 XasbunAllah 😭 XasbunAllah 😭

War hala xiro Soomaaliyee !!!!
saar Si Aan Uga Hortagno Sidoo kale Muqaalka Saar Oona Sii Garee

Mahadsanidiin

Address

Buulobarde

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khubarada Buulo-burte posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category