Xafiiska Ururinta Khaatumo

Xafiiska Ururinta Khaatumo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Ururinta Khaatumo, Political organisation, Buuhoodle.

15/07/2025

Maamul dhiska khaatumo iyo maakhir, waa in af iyo addinba lagu taageeraa.

26/02/2024

Ascwrwb.
Akhyaarta bage-ka kuxidhan aadbaan usalaamayaa,nabad galyo korkiina haahaato.

Bage-kan waxaan kuwadaagi doonaa taxane wacyigalin ah.
Wada socosho suubban.

16/02/2024

Xafiiskani waa guulaystay dawladana sidhawbuu ulashaqeeyaa.

15/01/2023

Xildhibaanno ka socda Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golayaasha degaanka ee Gobolka Sool ugu magacaaban Somaliland, ayaa saaka la shiray Guddida 33-ka ah.

Kulankan waxaa dalbaday xildhibaannada oo u socday “in xaaladda wadahadal lagu dhammeeyo”.

Guddida 33-ka ah ayaa arrintaa ku gacansaydhay, shirkiina waa lagu kala dareeray.

Xildhibaannada waxaa ka mid ahaa Faratoon, Casoowe, Nuur, iyo Indho-Indho.

Waxaa isna joogay Cabdiraxiim Cali Ismaaciil (maayarka) iyo kuwo ka socday golayaasha Xuddun iyo Taleex.

Hinjiyaay.

15/01/2023

Waxaynu hiigsanaynaa nolosha horgalku inagu hugaaminayo nolol kafiican, waana ta shacabka kacdoonkiisa horseedka unoqdeen.
Waana loo dhanyahay dhaqan, aqoonyahan dhalinyaro, haween, culimo iyo caamaba, waxaynu hiigsanaynaa oo hadafkeenu yahay inaan horgalka,iyo SNM, deegaankeena kaxorayno.

Hinjiyaay hijiyaay.

Garaad cabdikariin cali nuur xalay waxa uujeediyey hadal taariikhda gali doona, reer SSC  ay dhagaysan doonaan waayo bad...
15/01/2023

Garaad cabdikariin cali nuur xalay waxa uujeediyey hadal taariikhda gali doona, reer SSC ay dhagaysan doonaan waayo badan, wacyigeenana waxbadanbuu kusoo kordhiyey, axyaa garaad.
Guulayso.
Hal-doorka reer SSC baad halbawle utahay.

Ninkarmeedka maalinta adagbaa la' ogaadaa, reer ssc karaamadaada iyo milgahaaga  waa kuu ogyihiin waana kumarin doonaan ...
15/01/2023

Ninkarmeedka maalinta adagbaa la' ogaadaa, reer ssc karaamadaada iyo milgahaaga waa kuu ogyihiin waana kumarin doonaan muumuuska aad mudantahay , wali se halganku waa kaw.
Guulo badan baynu rajaynaynaa, meelo fiican bay illaa hadda wax marayaan, dhalinyartuna kacdoonka iyagaa u bu' ah oo uu maziirku ka go'aa.

Hinjiyaay hijiyaay.

15/01/2023

Waxaan hubaa in soomaali laan ay uga dhamaatay gobolka sool, isku dhaxyaac baahsanbaa kamuuqda markay horgaladii iyo kuwii liitay ee SNM ay waayeey cid ahlu xalli walcaqdi, ah oo ay hor fadhiistaan.

Xaqiiq hinjinyarbaa uhadhay, qoryahaynu soofaysan, gudigana waan l
Kawar sugaynaa.

Diyaar halla ahaado.

15/01/2023
15/01/2023

“Rabitaanku shacabku waa halkiisii Somaliland been abuurka ha joojiso, kacdoonkuna wuu soconayaa mana is taagayo”.

Caaqil Askar.
Xigasho mukhtaar cabdi jaamac.

06/09/2022

Runtii arimaha masiirkii reer ssc meel lagu farxo ayay marayaan,bishaaraysta.

Umadda soomaaliyeed waxa aanu ugu bishaaraynaa, gaar ahaan umadda ssc in aqoonsigii dhawyahay.💪💪💪💪💪
24/05/2022

Umadda soomaaliyeed waxa aanu ugu bishaaraynaa, gaar ahaan umadda ssc in aqoonsigii dhawyahay.💪💪💪💪💪

Address

Buuhoodle

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Ururinta Khaatumo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xafiiska Ururinta Khaatumo:

Share