Buhodle Health Professional Institute

Buhodle Health Professional Institute Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Buuhoodle waa Machad Caafimaad oo bixiya Kuliyadaha Nursing, Midwifery, Laboratory, Nutrition iyo Pharmacology.

Waa Machad ay aqoonsantahay Hayadaha UNka Isticmaalana Manaahijta Wasaarada Caafimaadka.

 , Hambalyo dhammaan ardayda ufadhiisatay imtixaankii OSCE-ga qaybtiisii ugudanbeysey ee gacan kaqabasha (practical) ka ...
16/02/2026

, Hambalyo dhammaan ardayda ufadhiisatay imtixaankii OSCE-ga qaybtiisii ugudanbeysey ee gacan kaqabasha (practical) ka ahayd.
Congratulations πŸŽ‰


# Midwifery-B5
B3

πŸŽ“βœ¨ Hambalyo! βœ¨πŸŽ“Waxaan hambalyo udiraynaa ardayda Midwife E iyo Laboratory C, oo imtixaankii OSCE-ga oo labadii isbuuc ee...
16/02/2026

πŸŽ“βœ¨ Hambalyo! βœ¨πŸŽ“

Waxaan hambalyo udiraynaa ardayda Midwife E iyo Laboratory C, oo imtixaankii OSCE-ga oo labadii isbuuc ee udanbeysey usocday usoo dhamaaday.

Guushaan waa mid ka turjumaysa dadaalkii, dulqaadkii iyo halgankiinii joogtada ah ee aad hurteen sannadihii hayaankiina waxbarasho.

Hambalyo markale, Mustaqbal wanaagsan πŸŽ‰

Buhodle Health Professional Institute

Ardayda Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Kuliyadaha shaybaadka iyo Umulisoosinka ayaa maanta galay intixaanka qalin j...
03/02/2026

Ardayda Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Kuliyadaha shaybaadka iyo Umulisoosinka ayaa maanta galay intixaanka qalin jabinta qaybtiisa koobaad Pre OSCE

Ururka Ardayda Macadka Xiradlayaasha Caafimaadka Ayaa gargaar caafimaad u fidiyay qaarka mida Ciyaaryahanadii galabta ci...
02/01/2026

Ururka Ardayda Macadka Xiradlayaasha Caafimaadka Ayaa gargaar caafimaad u fidiyay qaarka mida Ciyaaryahanadii galabta ciyaartu ku dhexmartay Goroonka kubada cagta ee Xabado Stadium.

Aad baan ugu bogaadinaynaa shaqada ay degaanka u hayaan

01/01/2026

Ardayda Macadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Qaybta shaybaadhka

Dr Ahmed Abdi Mohamud  Ayaa lucture aqoon korodhsi ah oo ku saabsan Daryeelka ilmaha u qabanaya Ardayda Macadka xirfadla...
31/12/2025

Dr Ahmed Abdi Mohamud Ayaa lucture aqoon korodhsi ah oo ku saabsan Daryeelka ilmaha u qabanaya Ardayda Macadka xirfadlayaasha Caafimaadka ee Buhodle.

6:00 pm
31/12/2025

18/12/2025
15/12/2025

Xalay oo taariikhdu ahayd 14 Decmeber 2025 waxaa noo qabsoontay Xaflada xilwareejinta Ururka ardayda

Doorashada Hoggaaanka ururuka ardayda BHPI.Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka ee Buhodle waxaa ka Qabsoontay Doorshada ...
27/11/2025

Doorashada Hoggaaanka ururuka ardayda BHPI.

Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka ee Buhodle waxaa ka Qabsoontay Doorshada Ururka Ardayda.
Doorasha ayaa ahayd mid qof iyo cod ah waxaana ku guulaystay Gudoomiyaha Ardayda sanadka soo socda
Najax Faysal Abdikarin
halka gudoomiye ku xigeen loo doortay Abdilahi Adan Abdi

Maamulka, Macalimiinta, Ardada, Waalidiinta iyo dhamaan Bah Wadaagta   Waxay Hambalyo iyo Duco u dirayaan Mudan Hussein ...
05/11/2025

Maamulka, Macalimiinta, Ardada, Waalidiinta iyo dhamaan Bah Wadaagta Waxay Hambalyo iyo Duco u dirayaan
Mudan Hussein Ahmed iyo Marwo Khadra Abdi Abokor Nolosha Ku Midoobay.

Alle haka yeelo Qoyskii nolosha barwaaqo iyo Badhaadhe kala hela, Ubad Khayr qabana alle Ku irsaaqo.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Sawiro: waxaa guul kusoo dhamaaday tababar ciwaankiisu ahaa  Ethics and professionalism in healthcare, oo uu qayb kamida...
23/10/2025

Sawiro: waxaa guul kusoo dhamaaday tababar ciwaankiisu ahaa Ethics and professionalism in healthcare, oo uu qayb kamida ardayda machadka usoo jeediyay aqoonyahan Shaafi Abdisamed.οΏΌ

Address

Guleid Hotel, Buhodle
Buuhoodle
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buhodle Health Professional Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Buhodle Health Professional Institute:

Share

Category