Xoghayaha Gaashaandhiga Xisbiga KAAH

Xoghayaha Gaashaandhiga Xisbiga KAAH Xisbiga KAAH πŸ–πŸŸ₯ J.Somaliland

09/07/2026

Waxaan ugu baaqayaa xukuumada wadani ee caadaysatay ku takri falka awooda dawladeed inay xoriyadiisa usoo celiyaan Al fanaan Khaalid Maxamuud Cabdillaahi (Khaalid Kaamil) oo aan xadhigiisa u aragno afduub maadaama aan waaran qabasho iyo xukun maxkameed midna ku xidhnayn bulshadu waxwalba way arkaan car juuq dhehna umad laguma xukumo ee indho cadowga arka ayaa la idin ka Rabaa ee xoriyadiisa si dhakhso ah oo bilaa shuruud ah ha u helo
πŸ«΅πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€
By: Xog.Gashandhiga
Xisbiga Kaah πŸ–πŸ”΄

Address

Faarax Omaar Street
Burco
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xoghayaha Gaashaandhiga Xisbiga KAAH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share