Tawxiid fottpall clup

Tawxiid fottpall clup Tawxiid fottpall clup

Sawirada Xaflada sannad guurada 16aad ee kasoo wareegtay aasaska kooxda ❤🙌 💯❤🔥
07/02/2022

Sawirada Xaflada sannad guurada 16aad ee kasoo wareegtay aasaska kooxda ❤🙌

💯❤🔥

 ✊
13/07/2021

Horeeto iyo danbeetaba mar walba iyo meel walba allah ayaa mahad oo dhami usugnaatay alxmdulialah ❤🙏Galbta oo ay ahaydna...
12/01/2021

Horeeto iyo danbeetaba mar walba iyo meel walba allah ayaa mahad oo dhami usugnaatay alxmdulialah ❤🙏

Galbta oo ay ahaydna maalin salaasa ah taarikhduna ahaydna 12/1/2021 WaxaanU ciyaaranay Lugataayadii saddexad ee group stageka tartanka kooxaha heerka labaad ee ka Socdana G.togdheer WaxaanU la Ciyaaranay kooxda dhigayaga ahna Fc:xamaas
Kulankaasina wuxuu noogu so idlaaday{ Dhamaaday}
Bar Bar dhaC 2 : 2

Halkaas ay labada gool ukala saxeexena labada Ciyaartoy ee kala ahna

{Yaazin zaza} iyo {Abdilahi ilkaCase}

Halkaasna WaxaanU kaga soo Gudubanay group stageka Waxaanuna Ugudubnay 20 kooxed ee iska xaadiriyay dhamaadka❤🔥👏

Insha allh waxaanU rajeynynaa ilaa dhamaadkaa inaynu guulaysano insha allh idamka alle🔥❤🙏

❤👏

Horeeto iyo danbeetaba allah SWT ayaa Mahad o dhan  iska leh :Oo noo suurto galiyay inaanu guulaysano alxmdulialah❤🙏2/1/...
03/01/2021

Horeeto iyo danbeetaba allah SWT ayaa Mahad o dhan iska leh :
Oo noo suurto galiyay inaanu guulaysano alxmdulialah❤🙏

2/1/2021:SABTI waxaanu ciyaarnay kulankaygii uGu h**eeyay Tartanka is reeb reebka kooxaha Heerka labaad G.Togdheer Halkaaso aanU iska hor nimid kooxda dhigayaga ahna new power fc: Halkaasna Guushii nagu raacdayna 2 : 0 alxmdulilah Guusha oo ay usaxeexeena Labada Ciyaartoy ee kaLa ahna

{ahmed asensio1️⃣1️⃣} {Mawliid tooni8️⃣}

Guulo farabadnbaan RajaYnaYaa insha allh idam alle ❤👏 dhamaantenba

❤💪🏿🔥🙏

Less talk and more work 🔥🦁  Waxaynu rajeynaya dhamaantenba inaYnu guulaysano insha allh Waynu Guulaysanaynaa  idam alle ...
18/12/2020

Less talk and more work 🔥🦁

Waxaynu rajeynaya dhamaantenba inaYnu guulaysano insha allh Waynu Guulaysanaynaa idam alle insha allh Tawxiid Fotpall Club Waxaan inoo ballana horumar wnksan insha allh iyo dadaal fara badan 🙏💯

❤👏💪🏿

Tawxiid h**e Usocda kooxda Mustaqbal Ifaaya Lehna Insha allh Wxaan Rajeynaynaa Inaynu mar walba guulysanyno idam alle in...
05/12/2020

Tawxiid h**e Usocda kooxda Mustaqbal Ifaaya Lehna Insha allh Wxaan Rajeynaynaa Inaynu mar walba guulysanyno idam alle insha allh ❤🔥💯🙏

Kusoo dhawoow BartaYdanU kU LeenahaY Aalada Ama Facebook Taagere👏Waa kuMa Markaad aragt0 Zwirada kooxda PlaYerka Ama ciY...
29/09/2020

Kusoo dhawoow BartaYdanU kU LeenahaY Aalada Ama Facebook Taagere👏

Waa kuMa Markaad aragt0 Zwirada kooxda PlaYerka Ama ciYaartYga NiYadada Kuzoo DhaCa ?

Waa KuMa kuLankaad Kooxda kU Xazuuzatid?



Nazii Wixii TalO Ama Tusaale ah noogu Reebna xagaYag Hoose Oo Ka Mid Noqo Ka Na dhiirigaliYe 💯👏⚽️

WaxaanU ciYaarnaY KuLankaYgiii uGu HoreeYaY Ee Group stage Ka Tartanka Ka socda Lixle StadiUm Ee kooxaha Heerka Lapaad G...
13/09/2020

WaxaanU ciYaarnaY KuLankaYgiii uGu HoreeYaY Ee Group stage Ka Tartanka Ka socda Lixle StadiUm Ee kooxaha Heerka Lapaad GopaLka togdheer

Waxaana uu NooGu zoo dhamaadaY kUlankaazi Bar Bar dhaC
0:0 WaxaanUna Izka Hor nimi Kooxda DhigaYaga aH ee Fc BaldhaaLe

💯❤

DATE:11/9/2020
MAALINTA JIMCE
GARSOORKA :M.CADHO
LAPADA CALAN:APDIRIZAK JAMAL IYO AADAN DHAWDHAWLE
GAROONKA:LIXLE STADIUM

HadaL Yar iYo HawL Badan  BallankenU WeeYe       Training Hard👊
07/09/2020

HadaL Yar iYo HawL Badan BallankenU WeeYe


Training Hard👊

Maalinta Bari :hadii allE idm0 KooxdU waxaY KuLan kuLa LeedahaY GaroonKa weYn Ee Mazraxa RiYada AlamzeY ztadiUmsaahiipTi...
26/08/2020

Maalinta Bari :hadii allE idm0 KooxdU waxaY KuLan kuLa LeedahaY GaroonKa weYn Ee Mazraxa RiYada AlamzeY ztadiUm

saahiipTinim0 ah Kooxda Dhigeed ah BaldhaaLe TeaM

Date:8/27/2020
Maalinta:KhaMiizta
KuLanka:FriEndelY
WakhtiGa:400 PM

LIKE ZHERE COMMENT INTAPA NOO REEP

KuLanka ZaadaaLi oo ku GuulYzo Kooxda Ja,izadaY pixin doont00 inzh allH

FC:TAWXIID 👑🔥

11/08/2020

Rasmi:shalaY iY0 alaaMitadii adkaYd Ee aanU ku QaadnaY GaroonKa Tuurta stadium
iY0 U diYaar GarowGa kuLaMada Kooxda Kuzoo Zocda InCha allH

HorUmar Wnkzan aYaan idiin RajaYnaYaa Io Mid Intaa kazii Badanpa Inzh allH

LiKE &SHERE&COMMENT IY0 wixii Aad NagU Dhiiri GalinaYzo NagU Darz0 Fariin Hoozaad N00 Reepna Mahadzanid💯

LIVE U DAAWO Vide0 Ga Kooxda HeerKa Lapaad FC:TAWXIID 00 Tapapar adaG ku QaadnaYza Garoonk00da👑⚽️🏆👏

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawxiid fottpall clup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category