Ciidanka SSB Official

Ciidanka SSB Official Ku soo dhawoow Page-ka Rasmigaa ee Ciidanka difaaca Beesha habar jeclo ee SSB, FOLLOW DHEH, THANKS

Ciidanka SSB DUUFAAN, Habar jeclo
17/12/2023

Ciidanka SSB DUUFAAN, Habar jeclo

انا لله وانا إليه راجعونAwoow cismaan ibrahim warsame (Abwaan H**e walanwal) 00 tii xaqa ahayd utimi maanta Alle swc Nax...
15/12/2023

انا لله وانا إليه راجعون

Awoow cismaan ibrahim warsame (Abwaan H**e walanwal) 00 tii xaqa ahayd utimi maanta Alle swc Naxariistii Jano fardawsa Haka waraabiyo Geeridu Waa xaq

Qayb kamid ah Ciidanka Ssb Duufan Habar jeclo Ciidanka SSB Official
15/12/2023

Qayb kamid ah Ciidanka Ssb Duufan Habar jeclo Ciidanka SSB Official

Boqortooyadii beel waynta Habar jeclo, Is muujiya Page ka FOLLOW SOO DHAHA, Page-ka gudaha usoo gal kadibna Taabo Calaam...
14/12/2023

Boqortooyadii beel waynta Habar jeclo, Is muujiya Page ka FOLLOW SOO DHAHA, Page-ka gudaha usoo gal kadibna Taabo Calaamada LIKE-TA, Ciidanka SSB Official , ISMUUJIYA HABAR JECLOY, OO PAGE-RASMIGAA Ciidanka SSB KU TAAGEERA, mahadsanidiin

12/12/2023

Ciidanka ssb oo fariin usoo diray Huwanta
Ciidanka SSB Official

09/12/2023

Guutada Duufaan Ee Ciidanka SSB (Habar jeclo) Oo Diyar garow ku jira

Boqortooyadii beesha Habar jeclo, Is muujiya Page ka FOLLOW SOO DHAHA, Page-ka gudaha usoo gal kadibna Taabo Calaamada L...
08/12/2023

Boqortooyadii beesha Habar jeclo, Is muujiya Page ka FOLLOW SOO DHAHA, Page-ka gudaha usoo gal kadibna Taabo Calaamada LIKE-TA, Ciidanka SSB Official , ISMUUJIYA HABAR JECLOY, OO PAGE-RASMIGAA Ciidanka SSB KU TAAGEERA, mahadsanidiin

ciidamadii labaad oo ka socda Looge iyo All-magan ee reer Yoonis ayaa saaka soo Gaadhay Jiida Buqdharkayn iyo Yayle oo a...
05/12/2023

ciidamadii labaad oo ka socda Looge iyo All-magan ee reer Yoonis ayaa saaka soo Gaadhay Jiida Buqdharkayn iyo Yayle oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada madaniga Habarjeclo ee SSB iyo huwanta nabad diidka ah ee ka dagaalamaya Sool.

Ciidanka SSB Official
03/12/2023

Ciidanka SSB Official

02/12/2023

Huwantu meelwalba oo ay galaan waan ka soo saaraynaa

Gaadhigan oo rasaas iyo hubka kiisa fudud u waday Huwanta, ayaa gacanta laguso dhigay waxaana qabtay Ciidanka SSB, Lagam...
30/11/2023

Gaadhigan oo rasaas iyo hubka kiisa fudud u waday Huwanta, ayaa gacanta laguso dhigay waxaana qabtay Ciidanka SSB, Lagama yaaba in huwantu ay fursad naga helaan

29/11/2023

Cidii Xuduudaha Somaliland ku soo xad gudubta talaabo sharci ah ayaa laga qaadayaa | Cadowguna taas ha ogaado

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka SSB Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category