Ku Dalxiis Burco

Ku Dalxiis Burco Bura are speciaL

xisbiga rajada shacabka e WADDANIo cududiisa tagere kuso bandhigay Fagaaraha beerta xoriyada e hargaysa
25/05/2021

xisbiga rajada shacabka e WADDANI
o cududiisa tagere kuso bandhigay
Fagaaraha beerta xoriyada e hargaysa

01/11/2020

Saadaali Oo Ku Guuleyso $10.
Ciyaarta labada kooxood ee VS .

Shuruudaha:

1- In aad Like saartid page kan
2- In aad share garaysid post-gan
3- In aad si sax ah u Sheegtid Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto
4- Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto
F.G: Hadii Dhawr Qof Wada Saxaan Natiijada Waxa Guuleysan Doona Qofka u Soo Horeeya Xaga Wakhtiga.

Nasiib Wacan!

Xaalada Abwaan Hadraawi!23-kii Bishan Tobnaad oo ku beegnayd Jimcihii ayaanu annaga oo ka kooban Saxafiyiin iyo dhalinya...
24/10/2020

Xaalada Abwaan Hadraawi!

23-kii Bishan Tobnaad oo ku beegnayd Jimcihii ayaanu annaga oo ka kooban Saxafiyiin iyo dhalinyaro kale aanu booqasho, salaan iyo duco ah ugu tagnay hoyga uu ka degan yahay magaaladda Burco Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Markii aannu gaadhnay gurigga abwaanka waxa si wanaagsan noo qaabishay Marwo Hodan oo ah oorida abwaanka, waanu fadhiisanay waxaana Illaahay mahadii ah in xaaladda caafimaad ee Abwaanku ay aad u wanaagsanayd muuqaalkiisa duleed-na waxa ka muuqanaysey dedaalka iyo illaalinta ooridiisa sharfan ee Hodan Cismaan.

Marwo Hodan Cismaan ayaa nooga warantay xaaladda guud iyo xaalka uu ku sugan yahay oo ay khayr ka sheegtay, Golaha aannu fadhinay oo wakhtigaas Abwaankuna nala fadhiyo ayaa la soo hadal qaaday karaamada iyo sharafta qof ahaaneed ee guud ahaan Soomaalida uu ku dhex leeyahay Hadraawi iyo sida aan dowladda Somaliland uga war-hayn ama aanu Taageero muuqata ugu qabin isaga iyo qoyskiisu, wax aanu falanqaynta wadnaba si kedis ah ayuu Abwaan Hadraawi u yidhi "Maacaleesh!" oo macnaheedu tahay "Dhib ma laha" waxay muujinaysaa in wali isaga oo da' ah xanuuna la soo darsay uu maalgashi ku wado Bulshadiisa!

Runtii aniga kelmadaasi si weyn ayay qalbigayga u taabatay waayo Hadraawi waa hanti iyo hal-abuurka guud ahaan ummada Soomaaliyeed meel weyn ugu jira, Suugaan badan oo waxtar leh tiriyey, Door-na ku lahaa kobcinta afkeena Hooyo, Waa mufakar in badan af iyo odhaahba saxay mustaqbaka bulshadeena.

Ummadaha kale ee caalamku halyeygooda iyo haldoorka ay leeyihiin wey kor yeelaan oo weyneeyaan, dhexdoodana kuma dayacmo.

Abwaan Hadraawi wuxuu tebayaa maanta keliya kaalinta dowlad-nimada iyo xuquuqdii uu ku lahaa in la mariyo oo la muuneeyo Qoyskana lagu ogaado arin iyo aduunba.

.

Ku nazo mgaaaldada
29/02/2020

Ku nazo mgaaaldada

BalaaaYada ku bal martayBurcoY
26/02/2020

BalaaaYada ku bal martay
BurcoY

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ku Dalxiis Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share