10/08/2025
GEN_XANNAANO CUP
Guddoomiyaha Degmada Buraan Ismaaciil Cabdi Gurey oo uu weheliyo taliyaha saldhiga degmada cabtan Siciid muuse iyo Gidoomiyaha sportska degmada C/le jaama ayaa ka qeyb-galay daahfurka Koobka Is-dhexgalka kooxaha heerka koowaad ee Degmada Buraan oo maanta laga daahfuray Garoonka N/Xasan_Awaare ee Degmada Buraan"
Koobkan ayaa lagu maamuusey Gen Fuaad warsame{Xannaano} oo ka mid ahaa saraakiishi ku dhaawacmay hawlgalka Calmiskaad.