28/08/2026
Macmiil ma waxaad wali ku maamusha ganacsigaaga Buug amaba Softwaro kala duwan? Xalku waa appka Kaydro — ganacsigaaga oo dhan, hal app ku maamul
📒➡️📱
Barnaamijka Kaydro ERP, waxaad ku maamuli kartaa ganacsigaaga oo dhan hal meel. sida: POS, Inventory, Purchase, Accounting, Expenses, CRM, HRM, Macaamiisha, Daymaha. Wuxuuna leeyahay app gaar ah oo ganacsi kasta baahidiisa lagu salaynayo sida: Restuarants, Coffee shops, Transportation, Pharmacy & Clinics, Whole Sales & Retail, Travel and Cargo, Schools, Hotels, GPS and Tracking.
Kaydro waa hal app. oo xitaa kuu shaqayn kara bilaa internet.
✅ wax ku Iibi offline (internet la'aan)
✅ Astaantaada gaarka ah — ayaa laguugu saarin.
✅ La soco deynta macaamiisha
✅ Warbixino waqti kasta, wxuuna kuu leeyahay mobile app iyo Desktop Version.
Maantaba soo codso, si isla maantaba aan kuugu dhamayno shaqadaada.
📲 WhatsApp: 905 735 383
Qeybaha uu leeyahay systemka oo faah faahsan:
✅Sell & buy: POS, Sales, Purchases
✅Money: Accounting, Expenses
✅Stock: Inventory
✅People: Contacts, CRM, HR
✅Operations: Projects, Helpdesk, Assets, Warranties
Insight: Reports
Waxaana lagu siinayaa hadba baahida ganacsigaagu inta uu u baahanyahay markasta. waxaana ka mid ah appska uu leeyahay. Restaurant, Hotel, Pharmacy, Clinic, School (+ Courses/Exams), Electronics, Hardware, Wholesale, Travel, Cargo, Transport, Track (GPS), Fleet, Website, Marketing, Documents, Discuss, Sign, Surveys, Events, Knowledge, Appointments, Barcode — and Deyn Book, iyo hadba wixii dheeri ah oo aad dalbato.
.