Abdiqani Abdullahi Abdi

Abdiqani Abdullahi Abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiqani Abdullahi Abdi, Public & Government Service, Bosasso.

29/06/2017

Duqa degmada Boosaaso Oo Ka Qayb Galay Daahfurka Ol'ole Nadaafadeed Oo Bile ah

25/06/2017

Mas'uuliyiin ka tirsan dawlada oo dadweynaha Boosaaso kala qayb galay Salaada Ciida, Maxaase saaka hakadka loo galiyay Gaadiid?

22/06/2017

Muddo Sanad ku dhow Oo Ay Jireen Kooxda Daacish, Maxaa Iska Badalay, Daawo Barnaamij Kooban Oo Jubbalandtv xafiiskiisa Gobolka Bari Uu Ka Diyaariyay

02/06/2017

Daawo Qiso La Yaab Leh Oo Ku Dhacday Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi xilli uu doonayay uu ka dhoofo wadanka Masar

Walaal Faafi Khayrka oo Share dheh si ay uga faa'iidaystaan Walaalahaa

31/05/2017

Daawo: Xaaskiisa Qolka Ugu Soo Gashay Isagoo Mayd ah.

Waa Qiso Naxdin Badan oo ka dhacday Wadanka Masar, fadlan walaal Faafi Khayrka oo Share Dheh

31/05/2017

Daawo Darsi Diini Ah Oo Ka Hadlaya Saddex Qof Oo Habaaran

Fadlan Ka Faa'iidyso Darsigaan Diiniga ah, faafin Kharka walaal EEBE haku dhowre oo Share Dheh

30/05/2017

Daawo: Wax Ka Ogow Dambiyada EEBE laga galo kuwa Ugu Waa wayn.

Fadlan Daawo Darisgaan Diiniga ah, ka qayb qaado faafinta Khayrka oo Share Dheh

30/05/2017

Daawo: Haweenaydii Maraykanka Ahayd Ee Islaamtay, ee Ilmaheeda laga qaaday Muxuu EEBE ugu badalay?

Waa Qiso saamayn ku yeelan doonta dareenkaaga, fadlan daawo, ka dibna la wadaag saaxiibadaa oo Share dheh

29/05/2017

Fadlan Daawo: Waa wiil aad u da'yar oo cod aad u macaan ku Akhrinaya Kalaamka EEBE

Share dheh oo la wadaag saaxiibadaa oo hormuud u noqo faafinta wannaaga iyo khayrka

29/05/2017

Ma Og tahay In Islaamku Sare U Qaaday Sharafta Haweenka Muslimaadka

Fadlan Qisooyinka Ka Faa'iidayso, lana wadaag Saaxiibadaa oo Share Dheh

28/05/2017

Daawo Laba Qiso Oo Ku Saabsan Mucjisada Qur'aanka Kariimka Ah Qawlka EEBE.

Waa Qisooyin saamayn doona Naftaada, waxaa soo jeedinaya Sheekha wayn ee Soomaaliyeed Cabdirashiid Cali Suufi, fadlan Faafi Khayrka oo Share Dheh

28/05/2017

Daawo: Maxay Bisha Ramadaan Uga Wayn Tahay Bilaha Kale.

Fadlan Ka Faa’iidayso Darsi Diini Ah Oo Ka Hadlaysa Qiimaha Bisha Ramadaan, lana Wadaag Saaxiibadaa oo Share Dheh

Address

Bosasso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiqani Abdullahi Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdiqani Abdullahi Abdi:

Share