E.A.U Library مكتبة جامعة شرق أفريقيا

E.A.U Library مكتبة جامعة شرق أفريقيا Boggani waa Bogga rasmiga ah ee Maktabadda jaamacadda Bariga Afrika,
waa saldhigga cilmiga iyo baarista aqoonta

رجاء من الشيخ الدكتورDr-Abdulqani Hussein Beder أن يقوم بترجمة هذا الكتاب (العواصم) كما ترجم توأمه (زخرف القول) بكتابه (...
31/10/2024

رجاء من الشيخ الدكتور
Dr-Abdulqani Hussein Beder
أن يقوم بترجمة هذا الكتاب (العواصم) كما ترجم توأمه (زخرف القول) بكتابه (Mur iyo malab).

ينبغي لطالب العلم أن يكون مغرما بالكتب وأن يكون فأرا في المكتبات
02/12/2021

ينبغي لطالب العلم أن يكون مغرما بالكتب وأن يكون فأرا في المكتبات

05/05/2020

الطريق إلى الجنة
قال ابن القيم رحمه الله: الطريق طريق تَعِبَ فيه آدم، ونَاحَ لأجله نوح، ورُمِيَ في النار الخليل، وأُضجِعَ للذبح إسماعيل، وبِيعَ يوسف بثمن بَخْسٍ ولَبِثَ في السجن بضع سنين، ونُشِرَ بالمنشار زكريا، وذُبِحَ السيد الحَصُور يحيى، وقاسَى الضُّر أيوب، وزاد على المقدار بُكاءً داود، وسار مع الوحش عيسى، وعالَجَ الفقر وأنواع الأذى محمد، وتزهو أنت باللهو واللعب!.

الفوائد لابن القيم (ص:42)

ninkii kaa akhris badani kaa aqoon badan...
14/11/2018

ninkii kaa akhris badani kaa aqoon badan...

28/09/2018
27/09/2018
04/06/2018
Qarnigii 16aad Wuxuu ahaaa qarni taariikh badan oo mulgo leh ay ku duugan tahay waxaana si faahfaahsan uga hadlayaaa buu...
17/02/2018

Qarnigii 16aad Wuxuu ahaaa qarni taariikh badan oo mulgo leh ay ku duugan tahay waxaana si faahfaahsan uga hadlayaaa buugga la yiraahdo FUTUUX AL-XABASHA.
waxaad ka heleysaaa maktabadda J.B.A Qybta Bosaso

Caaqiba danbeetiyo aduun, cirib lahaan waaye.Cusaybkiina h**e, iyo huduu caraf lahaa jeere.Cisadiisu waa maalintaad, caa...
14/10/2017

Caaqiba danbeetiyo aduun, cirib lahaan waaye.

Cusaybkiina h**e, iyo huduu caraf lahaa jeere.

Cisadiisu waa maalintaad, caafimaad tahaye.

Diiwaanka gabayadii abwaan CISMAAN KEENADIID.
Waxaad ka heleysaa MAKTABADDA JAAMACADDA BARIGA AFRICA QAYBTA BOOSAASO

27/09/2017

Waxaa si rasmi ah u bilowday SHAQO MAALMEEDKII Maktabadda J.B.A. waxaa la ogeynayaa bahda wax barashada inaad ka faa'iidaysataan maktabadda

Waqtiga shaqada
Subax
8:00A.m ilaaaaa 12:00pm
Galab
4:00 pm ilaaaa 8:00pm

Address

Bosaso
090

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when E.A.U Library مكتبة جامعة شرق أفريقيا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share