Professor day soo jeedso day

Professor day soo jeedso day kuso dhawaada ciwaankayga cusub

22/07/2023

Qaabkii loo dilay AUN duqii Muqdisho Eng yariisow

08/06/2023

Professor day soo jeefso day oo isbarbar dhig kusameeyay puntlnad iyo somaliyada kale

08/06/2023

Wax kabaro Profasser day soo jeedso day

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka ...
07/03/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii h**e ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxweynihii H**e ee dalka, dadaallada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka iyo halganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan ee argagixisada Alshabaab lagu cirib tirayo.

Waan Hubaa in Dalkaan Kuu Hiloobi Doono Dad Badan oo Maanta Ku Mucaaradsane Kuu Ooyi Doonaan.Waiting For 2026 Insha alla...
16/01/2023

Waan Hubaa in Dalkaan Kuu Hiloobi Doono Dad Badan oo Maanta Ku Mucaaradsane Kuu Ooyi Doonaan.

Waiting For 2026 Insha allah.Waligey inta aan nolahy ku helmami maayo cimri barako leh iyo cibaado aan dhamaan alle kaga baryaaa ❤❤❤🥺❤💌

Ukala codee Labadan masuul:Farmaajo ❤Rooble 👍
15/01/2023

Ukala codee Labadan masuul:

Farmaajo ❤
Rooble 👍

Caawa wa jimce sawirka madaxweynaha aan u cimaamdno
12/01/2023

Caawa wa jimce sawirka madaxweynaha aan u cimaamdno

09/01/2023

Waa Madaxweyne Farmaajo oo iska baashaalaya Dalka Qatar. Maalmo kahor ayuu safar ku tagay Qatar waxaana martiqaaday amiirka dalkaas.

Xurmadle🇸🇴👏🙏
06/01/2023

Xurmadle🇸🇴👏🙏

Address

Mogadishu
Bosaso
NON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Professor day soo jeedso day posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share