Taliska Qaybta Bari Ee Ciidanka Daraawiishta DPL

Taliska Qaybta Bari Ee Ciidanka Daraawiishta DPL Darawish Bari Region Sector

Taliyaha Qaybta 7aad Ee Bari C.D DPLG/sare Siciid Nuur Shire
14/12/2022

Taliyaha Qaybta 7aad Ee Bari C.D DPL

G/sare Siciid Nuur Shire

11/08/2022

Hambalyo hambalyo

Ciidamada Amaanka Dowlada Puntland , gaar ahaan Taliska Qaybta Bari ee ciidanka Daraawiishta DPL waxay il gaar ah ku hay...
26/07/2022

Ciidamada Amaanka Dowlada Puntland , gaar ahaan Taliska Qaybta Bari ee ciidanka Daraawiishta DPL waxay il gaar ah ku hayaan Dhaqdhaqaaqyada cidkasta oo kasoo horjeeda Xasiloonida , Nabadgalyada iyo Horomar shacabka iyo Degaanada Puntland.

Waxaanu uga digaynaa Nabaddiidka iyo cid kasta oo horomarada socda dhib ku ah in ay la kulmi doonaan cawaaqib xumo gacan bir ah ku qaban doono

19/07/2022

Taliska Qaybta Bari Ee Ciidanka Daraawiishta DPL wuxuu Shacabka Puntland u Rajeenayaa Nabadgalyo iyo Horomar

Ciidamada Qalabka sida waxay u taagan yihiin Difaaca Dalka habeen iyo Maalin ba

Waxaanu shacabka puntland ka Codsanaynaa in ay Ciidamada la shaqeeyaan . Meelkasta oo ay joogaan.

Mahadsanidiin

Address

Bosaso

Telephone

+252906794611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Qaybta Bari Ee Ciidanka Daraawiishta DPL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Taliska Qaybta Bari Ee Ciidanka Daraawiishta DPL:

Share

Category