Ciidanka Dab-damiska D/hoose ee magalada Bosaso

Ciidanka Dab-damiska D/hoose ee magalada  Bosaso Dab damis

Waxa lagu guulaysay dab kakacay Guri ku yaal Kasoo horjeedka Hotel Gayre Magaaladda Bosaaso
29/11/2025

Waxa lagu guulaysay dab kakacay Guri ku yaal Kasoo horjeedka Hotel Gayre Magaaladda Bosaaso

Dowlada Hoose ee Degmada Bosaaso ayaa habeenimadii xalay ku guulaysatay daminta dab xoogleh oo ka kacay maxjarka Yamaniy...
01/06/2025

Dowlada Hoose ee Degmada Bosaaso ayaa habeenimadii xalay ku guulaysatay daminta dab xoogleh oo ka kacay maxjarka Yamaniyiinta ee magalada Bosaaso gaar ahaana qaybtiisa Cawska, waxaana lagu guulaysatay in la xakemeyo khasaaraha oo aan dhaafin qaybta Cawska.

31/05/2025

Maxjarka yamenta

07/09/2024

Dab xoogan ayaa kakacay kaalin shidaal Oo ku taal garowe

14/01/2024
12/01/2024

Ciidanka Dab-demiska D/hoose ee bosaso oo habeenimadii xalay Abaaro 19:00 Habeenimo damiyay Dab Qabsaday Kaalin Shidaal Oo ku Taal Aaga Afar Iridood

09/10/2023

DEG-DEG: Dabdemiska d/hoose ayaa soo gababayey dab ka kacay guri ku yaala Xaafadda Masjid fadumo ee Magaalada Bosaso.

DEG-DEG: Dabdemiska dawlada hoose  ayaa hada soo gaaray dab ka kacay guri ku yaala Xaafadda Masjid fadumo ee Magaalada B...
09/10/2023

DEG-DEG: Dabdemiska dawlada hoose ayaa hada soo gaaray dab ka kacay guri ku yaala Xaafadda Masjid fadumo ee Magaalada Bosaso.

Dab ayaa ka kacay guri udhaw hotel bulsho
23/08/2022

Dab ayaa ka kacay guri udhaw hotel bulsho

Address

Bosaso

Telephone

907718143

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka Dab-damiska D/hoose ee magalada Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share