RajoHub

RajoHub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RajoHub, Social service, Main Road, Bosaso.

The Rajo Innovation Hub is a non-profit organization that aims to attract, mentor and foster growth and success of technology start-ups and innovative companies providing affordable office space and shared administrative and technological services.

28/02/2026

Bahda RajoHub waxay si rasmi ah ushaacinayaan inay qaban doonaan tartan-ka Xirfadaha Teknoolijiyadda ee bisha Ramadaan.
Hadaba Muqaalkan kaga bogo xirfadaha lagu tartami doono iyo abaalmarinta labixin doono.
Kuso biir Group-ka tartan-ka
https://chat.whatsapp.com/EyLFSRFqR0KHNkfrvXUaVQ?mode=gi_t


๐ŸŒ™โœจ ๐“๐€๐‘๐“๐€๐๐Š๐€ ๐“๐„๐Š๐๐Ž๐Ž๐‹๐ˆ๐‰๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ โ€“ ๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐ ๐‚๐‡๐€๐‹๐‹๐„๐๐†๐„ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โœจ๐ŸŒ™Bisha barakaysan ee Ramadaan ku soo bandhig hal-abuurkaaga iyo xi...
22/02/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐“๐€๐‘๐“๐€๐๐Š๐€ ๐“๐„๐Š๐๐Ž๐Ž๐‹๐ˆ๐‰๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ โ€“ ๐‘๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐ ๐‚๐‡๐€๐‹๐‹๐„๐๐†๐„ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” โœจ๐ŸŒ™

Bisha barakaysan ee Ramadaan ku soo bandhig hal-abuurkaaga iyo xirfaddaada teknoolijiyadeed!
๐Ÿ“Œ Tartankan wuxuu fursad siinayaa dhalinyarada iyo ardayda leh fikrado cusub oo la xiriira:

๐Ÿ’ป Programming
๐ŸŒ Web Design
๐ŸŽจ Graphic Design & Media

๐Ÿ† ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
๐Ÿฅ‡ Abaalmarin Lacageed
๐Ÿ“œ Shahaado sharaf
๐Ÿ’ผ Fursad shaqo ama internship
Tani waa fursad aad ku muujin karto kartidaada isla markaana ku hormarin karto mustaqbalkaaga.

๐Ÿ“ฒ Guji link-ga hoose si aad ugu biirto group-ka oo aad uga mid noqoto tartanka.
https://chat.whatsapp.com/EyLFSRFqR0KHNkfrvXUaVQ?mode=gi_t

๐ŸŽฏ Barnaamijka Waxa sponsor ka ah RajoHub

๐ŸŒ™ ๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—ก ๐—–๐—›๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜๐—ก๐—š๐—˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿ’ป ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฒ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎRajoHub oo ah Xarun ka shaqeesa Hal abuurka teknoolijiyadda iyo Xirfad...
19/02/2026

๐ŸŒ™ ๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—ก ๐—–๐—›๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—˜๐—ก๐—š๐—˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ
๐Ÿ’ป ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ฒ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ถ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ

RajoHub oo ah Xarun ka shaqeesa Hal abuurka teknoolijiyadda iyo Xirfadaha ayaa sanad kan qaban doonta tartan xirfadeed oo lagu horumarinayo aqoonta iyo kartida dhalinyarada Soomaaliyeed.

๐ŸŽฏ ๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ:
1๏ธโƒฃ Web Development
2๏ธโƒฃ Graphic Design
3๏ธโƒฃ Computerized Accounting
4๏ธโƒฃ Data Analysis

๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜‚๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ผ ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ป๐—ด๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ

๐Ÿ“Œ Tartankani waa fursad aad ku muujin karto xirfaddaada, ku kasban karto khibrad, shahaado iyo abaalmarinno qiimo leh.

๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ผ ๐—ด๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต.

๐Ÿ”— Ku biir group-ka si aad uga qeyb gasho
https://chat.whatsapp.com/EyLFSRFqR0KHNkfrvXUaVQ?mode=gi_t
โœจ Rajohub โ€“ Unlocking Potential



24/01/2026

Waxqabad Muuqda iyo Sanadkii 3aad

20/01/2026

Sharaf ayeey noo tahay sanadkii 3aad oo xiriir ah inaan qabanqaabino Shirkawayn ee Teknoolijayadda Bosaso

Sanadkii 3aad iyo Shirka Teknoolijiyadda Bosaso oo ay RajoHub agaasimayso
20/01/2026

Sanadkii 3aad iyo Shirka Teknoolijiyadda Bosaso oo ay RajoHub agaasimayso

RajoHub oo kaashanaysa Puntland College ayaa soo agaasimay kulan tababar kusaabsana AI.Ujeedka ayaa ahaa in bulshada lag...
27/12/2025

RajoHub oo kaashanaysa Puntland College ayaa soo agaasimay kulan tababar kusaabsana AI.

Ujeedka ayaa ahaa in bulshada lagu wacyigaliyo lajaanqaadka teknoolijyadda cusub.

Waa Tababar muhiim ah wakhtigaan lajoogo maanta.Kafaaideysi Wanaagsan
21/12/2025

Waa Tababar muhiim ah wakhtigaan lajoogo maanta.
Kafaaideysi Wanaagsan

Tababar ay iska kaashan doonaan Xarunta Hal abuurka Ee RajoHub iyo Puntland College ayaa dhici doona maalinta Jimcaha ah taaso lagu baran doono AI-ka.

๐€๐š๐ฅ๐š๐๐š๐ก๐š ๐€๐ˆ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š (๐“๐ก๐ž ๐€๐ˆ ๐“๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ ๐”๐ฌ๐ž๐ )

๐˜พ๐™๐™–๐™ฉ๐™‚๐™‹๐™: Waa aalad ku fiican diyaarinta Prompt-yada , qoraalka hal-abuurka ah.

๐™‚๐™š๐™ข๐™ž๐™ฃ๐™ž ๐˜ผ๐™„: Waa aalad ay samaysay shirkadda Google, taas oo ku fiican samaynta muuqaaladda V3

๐™€๐™ก๐™ž๐™˜๐™ž๐™ฉ: Waa aalad si gaar ah loogu talagalay cilmi-baarista (Research Assistant),

๐˜พ๐™๐™–๐™ฉ๐™จ๐™ž๐™ข๐™ฅ๐™ก๐™š ๐˜ผ๐™„: Waa aalad loo isticmaalo dhinaca ganacsiga iyo adeegga macaamiisha,

๐™‚๐™ž๐™ฉ๐™ƒ๐™ช๐™— ๐˜พ๐™ค๐™ฅ๐™ž๐™ก๐™ค๐™ฉ: Waa aalad loo isticmaalo -sameeynta (Coders).

๐™‚๐™ง๐™–๐™ข๐™ข๐™–๐™ง๐™ก๐™ฎ: Waa aalad ku fiican saxidda khaladaadka higgaadda, naxwaha, iyo qaab-dhismeedka qoraalka .
Kuso biirta bartan๐Ÿ‘‡๐Ÿผ
https://chat.whatsapp.com/LDDkLJ0LjFH95oqawp1QQA

15/12/2025

Shirwaynaha Technologyada Bosaso

08/12/2025
Sanadkii 3aad ayaanu agaasimeyna Bosaso Tech Summit.
04/12/2025

Sanadkii 3aad ayaanu agaasimeyna Bosaso Tech Summit.

HambalyoDhalinyarada kaalimaha kagashay imtixaanka shahaadiga ee puntland runtii waxay muujiyeen karti iyo dadaal waxaan...
26/08/2025

Hambalyo
Dhalinyarada kaalimaha kagashay imtixaanka shahaadiga ee puntland runtii waxay muujiyeen karti iyo dadaal waxaan idin rajeenayna inaad halkaas kasii wadaan dadaalka.

Barta Xirfadaha dalkeena looga baahan yahay insha alaah.

Guuleysta


Address

Main Road
Bosaso
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252906921424

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RajoHub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to RajoHub:

Share

Category