Ciidanka Dabdamiska Borama

Ciidanka Dabdamiska Borama Ciidanka Dabdamiska Gobolka Awdal waxay heegan buuxa u yihiin 24 ka saacadoodba badbaadinta Nafta iyo maalkaba

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta  dab ka kacay store lagu kaydiyo Taayirada baabuurta oo Ku yaala ...
24/03/2018

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta dab ka kacay store lagu kaydiyo Taayirada baabuurta oo Ku yaala Xaafada Fardaha.

-----------------------------------------------

Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab ka kacay store taayiro baabuur yaalaan oo ku yaala Xaafada Fardaha gaar ahaan aga-gaarka school ka Al-qalam.

dabkan ayaan ilaa hada aan la garanayn sababta dhalisay. ma jirto wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay marka laga reebo khasaare fudud oo soo gaadhay store kaasi

Waxaana hawgalkaas hogaaminayay
Taliye kuxigeenka Ciidanka Dabdemiska Somaliland
Taliyaha G.Awdal ee dabdemiska iyo
Taliye kuxigeenka G.Awdal

990-Emergency Call

Waraysi gaara oo uu Taliye kuxigeenka ciidanka Dabdemiska Somaliland siiyay Eryal TV Cabdixamiid Iidle
22/03/2018

Waraysi gaara oo uu Taliye kuxigeenka ciidanka Dabdemiska Somaliland siiyay Eryal TV Cabdixamiid Iidle

ERYAL TV.

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri jiingad  ah oo Ku yaala xaafada Sh.cismaan------------------...
17/03/2018

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri jiingad ah oo Ku yaala xaafada Sh.cismaan

-----------------------------------------------

Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay in ay Damiyaan Dab kakacay Guri jiingad ah oo ku yaala Xaafada sheekh Cismaan gaar ahaan agagaarka istabtii h**e.

Abaaro 12:30Am habeenimo ayaa Ciidanka Dab-demiska lagu Soo wargeliyay Dabkaas, waxaana Isla markii lagu Wargeliyay Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen kuna guulaysteen inay damiyaan.

990-Emergency Call

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay xakamaynta dab ka kacay Taawar kamida Taawarda  isgaadhsiinta. Oo ay laha...
14/03/2018

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay xakamaynta dab ka kacay Taawar kamida Taawarda isgaadhsiinta. Oo ay lahayd shirkada Telesom kuna yaalay xaafada Sheekh cali jawhar

990-Emergency Call

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta  dab ka kacay Beer Ku Taala Xaafada Sheed-dheer. ----------------...
11/03/2018

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta dab ka kacay Beer Ku Taala Xaafada Sheed-dheer.

-----------------------------------------------

Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab ka kacay Beer ku taala Xaafada sheed-dheer gaar ahaan dooxa dumbuluq. Beertan ayaa waxaa iska lahaa (ilma Dudu).

dabkan ayaan ilaa hada aan la garanayn sababta dhalisay. ma jirto wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay marka laga reebo khasaare fudud oo soo gaadhay beerta

990-Emergency Call

09/03/2018

Cashar ka mida. Casharada dabka oo uu maanta bixinayay Taliye ku xigeenka Ciidanka Dabdemiska Qaranka Somlailand Cabdixamiid Iidle isagoo tababarkaa siinayay ciidanka dab-demiska Borama

Ciidanka Dab-demiska Boorama
25/02/2018

Ciidanka Dab-demiska Boorama

14/02/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta  dab ka kacay School Ku Yaala Xaafada shacabka gaar ahaan Agagaar...
06/02/2018

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta dab ka kacay School Ku Yaala Xaafada shacabka gaar ahaan Agagaarka AMOUD MEDICAL SCHOOL

-----------------------------------------------

Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab kakacay schoolka Borama Primary and secondary school oo ku yaala Xaafada shacabka gaar ahaan Jihada bari ee AMOUD MEDICAL SCHOOL.

dabkan ayaa waxaa sababy shoodh laydh. ma jirto wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay marka laga reebo khasaare fudud oo soo gaadhay dhismaha schoolka

990-Emergency Call

NAFTOOD HURAYAASHA HEEGANKA KU JIRA HABEEN IYO MAALINBA
06/02/2018

NAFTOOD HURAYAASHA HEEGANKA KU JIRA HABEEN IYO MAALINBA

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri Buul Ah oo Ku Yaala Xaafada Kuwayt--------------------------...
01/02/2018

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri Buul Ah oo Ku Yaala Xaafada Kuwayt

-----------------------------------------------

Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab kakacay Guri Aqal Somali ah oo ku yaala Xaafada Kuwayt

Abaaro 8:40pm habeenimo ayaa Ciidanka Dab-demiska lagu Soo wargeliyay Dabkaas, waxaana Isla markii lagu Wargeliyay Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen kuna guulaysteen inay damiyaana.

990-Emergency Call

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri Buul ah oo Ku yaala xaafada kuwayd--------------------------...
01/02/2018

Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri Buul ah oo Ku yaala xaafada kuwayd

-----------------------------------------------

Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab kakacay Guri Aqal Somali ah oo ku yaala Xaafada kuwayd.

Abaaro 8:40pm habeenimo ayaa Ciidanka Dab-demiska lagu Soo wargeliyay Dabkaas, waxaana Isla markii lagu Wargeliyay Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen kuna guulaysteen inay damiyaan.

990-Emergency Call

Address

Xaruntii H**e Ee Badhasaabka Gobolka Awdal
Borama

Telephone

990

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka Dabdamiska Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ciidanka Dabdamiska Borama:

Share