04/04/2026
WAR DEGDEG AH
Maanta iyo shalay waxaa labqabtay 4qof oo baxsad ah oo kasoo cararaya xaga beesha ciise kuwaas oo kusoo qaldamay jidadka ay degan yihiin ciidamada madaniga gadabuursi waxayna sheegeen dhamaantood inay usocdeen deegaankii laga keenay oo ay kasoo dhuunteen jabhadii ay ka midka ahaayeen
Waxayna ka codsadeen in loo dhiibo dadka degaanka ciisaha ee Ethiopia.
Maadaama oo aanay dhulka kala garanayn.