Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal

Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Government Organization, Borama.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan waxa uu tacsi tiiraany...
02/06/2026

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada, bahda Ciidanka Asluubta Somaliland gaar ahaan kuwa Gobolka Awdal iyo guud ahaan shacabka reer Awdal geerida naxdinta leh ee ku timi Alle ha u naxariistee G/Sare Siciid Xuseen Caynaan oo ahaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Awdal.
Marxuumku waxa uu ahaa sarkaal qaran oo muddo dheer u adeegayey dalkiisa iyo dadkiisa, door muuqda ka qaatayna adkaynta amniga, kala dambaynta iyo hawlaha Ciidanka Asluubta ee Gobolka Awdal.

Guddoomiyuhu waxa uu Alle SWT uga baryayaa marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qabrigiisana u waasiciyo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii, eheladii, ciidankii iyo guud ahaan qaranka Somaliland ee uu ka baxay.
Aamiin Aamiin.

02/06/2026

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Xafiiskiisa ku Qaabiley Wefti Balaadhan Oo Ka Socday Hay'ada Caalamigaa Ee Sos Village kuwaasi oo uga warbixiyey gudoomiyaha mashaariicda kala duwan ee Hay'adu ka wado Deegaanada kala duwan ee Gobolka Awdal......

02/06/2026
02/06/2026

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Oo ay weheliyaan Maamulka degmada Quljeed Xildhibaan Ka tirsan Golaha Guurtida Jsl iyo odayaasha deegaanka Ayaa soo afjaray khilaaf ka taagnaa Ceelbiyoodka deegaanka Dhidhiid ee degmada Quljeed....

01/06/2026

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal mudane C/Rashiid Xasan Mataan Iyo Duqa Degmada Boorama oo ay weheliyaan gudida dhismaha jidka Boorama iyo Degmada Harowo ee DDSI ayaa si wadajir ah u kormeeray dhisamaha jidkaasi.......

Daawo Sawirrradda Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan ayaa qaar ka mid ah shacabkaa Magaalada Booram...
27/05/2026

Daawo Sawirrradda Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan ayaa qaar ka mid ah shacabkaa Magaalada Boorama salaan iyo booqasho ugu tageen Munaasibada Ciidul-adxa Awgeed.....

27/05/2026

Daawo Nuxurka Khudbada Gudoomiyaha Gobolka Awdal C/Rashiid Xasan Mataan u jeediyey Shacabka Magaalada Boorama Ee ku Tukanaayey Garoonka Kubada Cagta Boorama......

26/05/2026

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Munaasibada Ciidul-Adxa Awgeed Ku Hambalyeeyey Shacabka Gobolka Awdal Iyo S/Landba........

24/05/2026

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane c/Rashiid Xasan mataan Ayaa xafiiskiisa xilkii ugu kala wareejiyey iskuduwaha Cusub ee wasaaradda diinta iyo awqaafta Gobolka Awdal iyo iskuduwihii h**e ee wasaaradaasi.....

Address

Borama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share