Awdal Mental Health Department

Awdal Mental Health Department Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awdal Mental Health Department, Government Organization, Bada Cas, Borama.

Epilepsy affects millions in the African Region.Knowing how to respond to a seizure can help prevent injuries and suppor...
09/02/2026

Epilepsy affects millions in the African Region.

Knowing how to respond to a seizure can help prevent injuries and support safe recovery. ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž  #๐’๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐„๐ฉ๐ข๐ฅ๐ž๐ฉ๐ฌ๐ฒ ๐ƒ๐š๐ฒ) ๐Ÿ’œ  (Epilepsy) waa mid ka mid ah cudurrada neerfaha (maskaxda) ...
09/02/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž #๐’๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐„๐ฉ๐ข๐ฅ๐ž๐ฉ๐ฌ๐ฒ ๐ƒ๐š๐ฒ) ๐Ÿ’œ

(Epilepsy) waa mid ka mid ah cudurrada neerfaha (maskaxda) ee ugu badan aduunka, qof walbana wuu ku dhici karaa daโ€™ kasta ha ahaadee.

Waa la daweyn karaa, mana aha cudur la is qaadsiiyo.
Inkasta oo ay jiraan sababo badan oo kala duwan oo keeni kara suuxdin, hadana qiyaastii 50% kiisaska dunida oo dhan sababtooda lama yaqaan.
๐’๐š๐›๐š๐›๐š๐ก๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก:
๐ŸŸฃDhibaato dhacda xilliga dhalmada sida dhaawac maskaxda Soo gaadha.
๐ŸŸฃ Cillado ama xaalado hidde-side (genetic) ah
๐ŸŸฃ Caabuq maskaxda ku dhaca ama buro (tumour)
๐ŸŸฃ Dhaawac culus oo madaxa ah (head injury)
๐ŸŸฃ Istaroog (Stroke)

Dadka qaba suuxdinta waxay la kulmaan suuxdin (seizures) Marka ay koronto xad-dhaaf ah ku dhacda unugyo ka mid ah maskaxda.
Suuxdintu waxay u kala duwan yihiin nooca, muddada, darnaanta iyo inta jeer ee ay dhacdo, iyadoo ku xidhan meesha maskaxda ay ka bilaabanto iyo inta ay ku fido.
๐‚๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก:
๐ŸŸฃ Lumis ama isbeddel ku yimaada miyirka ama garashada
๐ŸŸฃ Isbeddel ku yimaada dareenka (araga, maqalka ama dhadhanka)
๐ŸŸฃ Kaadida ama saxarada oo si lama filaan ah u soo baxda, qaniinyo carrabka ah ama dhaawac
๐ŸŸฃ Wareer, hurdo ama tabar-darro aan sababteeda la garan
๐ŸŸฃ Dhaqdhaqaaqyo (gariir) lama filaan ah oo aan la xakameyn karin oo ku dhaca gacan, lug, wax dhamaystiran ama jidhka oo dhan.

๐’๐ข๐๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ:
โœ… Qofka dhulka dhig, una jeedi dhinac, madaxa u rogo si neefsashadu u fududaato
โœ… Hubi inuu si fiican u neefsanayo โ€“ fur ama dabci dharka qoorta ku dheggan
โœ… Madaxa hoostiisa u dhig wax jilicsan
โœ… La joog qofka ilaa gariirku ka istaago oo uu miyirkiisu soo laabto
โœ… Ha qaban ama ha xajin qofka, hana gelin wax afkiisa.

๐Ÿ’œ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป, ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ.





Source: Dr. Mustafa Mumin

20/12/2025
World Health Organization (WHO)
19/12/2025

World Health Organization (WHO)

Address

Bada Cas
Borama

Telephone

+252634457179

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal Mental Health Department posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share