Nootaayada DurDur

Nootaayada DurDur Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nootaayada DurDur, Notary public, Borama.

kala wareejinta hantida guurtada iyo ma guurtada sida dhulka, gaadiidka, guryaha, shirkadaha, visaha, qorista heshiisyadda, kala wareejinta gawaadhida, kireynta guryaha iyo talo bixinta arimaha sharciga.

  Xafiiska Nootaayadda DurDur Qaybtiisa iibka Dhulka, gaadiidka iyo Guryaha Ee Borama wuxuu kuu hayaa jagadan dhexda  ah...
28/11/2025


Xafiiska Nootaayadda DurDur Qaybtiisa iibka Dhulka, gaadiidka iyo Guryaha Ee Borama wuxuu kuu hayaa jagadan dhexda ah ku taal meel dhagax ah oo dhul fiican ah waxaa guri fiilo ilaa macal daaradihiisa oo gal iyo wata, waxayna ku taalaa magaalada Boorama gaar ahaan xaafada Airportka agtiisa.
Soo dhawaada ka faaideysi wacan

🔹️ 15x30m.
🔹️ Boorama.
🔹️ Xaafada Sh.Cismaan, Airportka agtiisa.
🔹️ hal wado haysata.
🔹️ 15,000$ Toban iyo Shan kun oo doolar oo heshiis le.

Wixii faah-faahin intaa dheer soo booqo Xafiiska Nootaayadda ku leedahay Magaalada Borama, ku dhajisan xafiiska xeer ilaalinta gobolka Awdal ee Dhakhtarka wayn agtiisa, ama nagalasoo xidhiid Numberadan :-
☎️ 📱0634456940 📱+252634885170, 📱0637745933 Ama
What's up-ka 0634455778.

02/10/2025

Guri iib ah kuyaala badhtamaha magaladada borama gaar ahaan xaafada liinka shirkada shaaba ee adeega biyahay ayu dhabarka kuhayaa ama wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka

10/08/2025

Jagadaasi waa iib waxay kutaalaa garoonka ciida lagu tukado ee sh cismaan xooga kasareeya qiimuhu waa 11500 cabirkuna waa 13+9 weeyi wixii faah faahin ah kala soo xidhiidh telefoonada kala ah 0634455091 ama 0634456940

06/06/2025
15/04/2024

Dhul iiba kuu oo kuyaala xaafada siitee xaddi ee magalada borama
30+15 qiimaha waa $11500 oo dollar saayiraadu waa gaar

Kooxda ku ciyaaraysa magaca nootayada DurDur public notary ayaa xalay kabadisay 2 kooxood oo kasoo horjeeday garoon qoom...
28/12/2023

Kooxda ku ciyaaraysa magaca nootayada DurDur public notary ayaa xalay kabadisay 2 kooxood oo kasoo horjeeday garoon qoomaal ee xaafada sh cismaan hambalyo hambalyo hambalyo ayaan leeyahay kooxdayda

Cidii xiiseyneysa iney isu daaweyso ama barato qaabka loo duugo jidhka ama masaaj loogu sameeyo halkan follow gareeya ca...
19/09/2023

Cidii xiiseyneysa iney isu daaweyso ama barato qaabka loo duugo jidhka ama masaaj loogu sameeyo halkan follow gareeya casharadana la socda....

25 likes, 4 comments. “Waxaan usoo dhigi qayb qayb.Xubnaha jidhka iyo qaabkanlo massage,duugo,daliigo iyo xanuunada haleela murqadaha inta u badan ay keenyo nerv wax noqday.”

04/10/2022

Maashaa allah

Jago iibaCabirkeedu: 15 *15 m2Kutaala. Sh.makaahiil xaafada new Borama Qiimaha. 9500$ waana laga heshiin karaa wixii faa...
04/09/2022

Jago iiba
Cabirkeedu: 15 *15 m2
Kutaala. Sh.makaahiil xaafada new Borama
Qiimaha. 9500$ waana laga heshiin karaa wixii faahfaahina lasoo xidhiidh

0634456940

Address

Borama

Telephone

+252634456940

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nootaayada DurDur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Nootaayada DurDur:

Share

Category