Hassan Sh.Mumin International Academy

Hassan Sh.Mumin International Academy Waa Akaadamiyada caalamiga ee Abwaan Xassan Sh.Mumin . Dhab ahaantiina garab istaagaagu iyo taageeradaadu maanta waxa uu noo tahay milgo iyo sharaf Muwaadin .
(1)

Anagoo ah dhallin qalin maal ah oo u tafaxatay in ay qayb ka mid ah noqdaan dhalinta u heelan in ay badbaadiyaan dhaqankoodii iyo dhaxalgalkoodu suubanaa iyadoo abwaan kii soomaliyed lahaa Abwaan Ababe “Dadnimo heersare ah iyo - Hido iyo dhaqanbaan lahayn Halhays laynagu gartiyo Xarago hantiya ayaan lahayn Wadani lagu heeso iyo – Ciyaar hufan baan lahayn Hanaansocod fiican iyo – Xishood hibaleh ba

an layahn ”.Qiimaha dhaqanka aan soo tilmaanay waxa uu ku dheehan yahay siyaasada Akaadamiga Xasan sh mumin oo aragti iyo ahmiyad heeraada siiya guud ahaanba dhaqanka , Sidaa awgeed waxan doorbidnay inaan qayb libaax ka qaadano is badalkan anagoo dhexda u xidhanay inaan u hiilino sooyaalkii suubanee ee soomaliyed ku faani jirtay oo waqti xaadirkan maanta ku jira marxalad aad iyo aad u adag oo aanay dhalinteenu la jaanqaadi karayn geedi socodka hida heena .si awgeedna akaadamiyadani waa mid u baahan una xaqleh inaad taageerto waxad awoodo haday tahay (Murug ,maal iyo maskax ,iyo waliba buug iyo wixii ka badan ee awoodid Muwaadin ). waxaan ku leehay ducoqabe allaha kaa abaal mariyo inshaa allah Jazaakalaahu khayra jazaaa. Hal-hays “Dad weynahaan Hanuuninaa haasaawinaa danta hagnaa”.

Address

Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Sh.Mumin International Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category