26/11/2025
Kaabe Training Center waxa uu idinla wadaagayaa barnaamij gaar ah oo si qoto dheer uga hadli doona sida loo dhiso xasillooni dhaqaale iyadoo loo marayo personal finance management.
Tani waa fursad qiimo leh oo loogu talagalay qof kasta oo shaqeeya, ganacsade ah, ama qorsheynaya inuu horumariyo maamulka dhaqaalihiisa shaqsiga ah.
π Martida Gaarka ah:
Faarah Ahmed Shire
MS, Finance & Accounting
π
Taarikhda: 27/11/2025
β° Wakhtiga: 4:30 PM
π Goobta: Berbera Youth Center
Kusoo biir groupkan. https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k