Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil

Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil Halkani Waa Bogga Rasmiga Ah Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil. Fadlan nagu soo biir

23/12/2025
23/12/2025

"Muuse waan aaminsanaa in aanu ila shaqayn doonin, laakiin maan filayn inuu noqdo qof u horreeya ee dhagaxa igu soo tuuraya" Gud. Maxamed Kaahin

Guddoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo xilkii iyo xubinimadii xisbiga lagala noqday.FAAHFAAHINTA ka akhri ware...
23/12/2025

Guddoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo xilkii iyo xubinimadii xisbiga lagala noqday.
FAAHFAAHINTA ka akhri wareegtadan:

05/12/2025

Xisboga KULMIYE oo go'aan ka soo saaray Afhayeenkii h**e ee xisbiga, Mr. Cabdinaasir Muxumed Buuni.

13/10/2024

Degmada mandheera oo muujisay taagerada u hayso Xisbiga Kulmiye

13/10/2024

Dadweynaha degmada Mandheera maanta waxay direen fariin cad .

09/10/2024

Dalada Dhalinyarada Ee Hormuud oo kamid ah dalladaha sida wayn u taageersan Xisbiga Kulmiye, ayaa olole wacyi gelina ku maray xaafadaha magaalada Berbera.

Dallada ayaa xaafadaha kala duwan ee maagalada uqabiyey astaanta Iyo calanka Kulmiye Iyo sidoo kale waraaqa ay ku qorantahay habka codeynta ee Xiabiga oo loogu talo galay in dadka lagu fahan siiyo qaabka codeynta.

Dhallinyaradan ayaa soo maray shanta xaafadood ee magaalada Iyo dadka ku garaacayey guryaha isla markaana gudbinayey farriimaha ay sidaan.

05/10/2024

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil,
Maxamuud Maxamed jaamac iyo xafladii sheekh.

Address

BERBERA
Berbera

Telephone

+252634244499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share