Maxkamada Racfaanka Gobalka Hiiraan

Maxkamada Racfaanka Gobalka Hiiraan Sinaan iyo Cadaalad.

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :  Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad  iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga ...
15/07/2026

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :

Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed waxa ay baafineysaa islamarkana ku wargalineysa dadka kala ah:

1-Maqadin Xaashi Odowaa,
2 Kuusow Sooc Odawaa
3 Ciise Cilmi Odawaa,
4- Mahad Dacar Odawaa
5. Cali Faarax barre oo Deggan Beledweyne in ay idinka taalo Maxkmadda Gobolka Hiiraan Dacwad Madani oo aad daraf ka tihiin.

Haddaba Waxaa leydin farayaa In muddo 15 cisho gudhood aad ku hortimadan Maxkamada Gobolka oo ka bilaabaneysa arbacada 15/07/2026- kuna Eg. 29/7/2026.

𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗗

09/07/2026

Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo fulisay Xukun Dhul oo ka kooban 40 Boos, kaas oo noqday dhaqangal.

18/05/2026

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Abdullahi Gacal ayaa hadal kooban ka jeediyay Kulan looga hadlay Xoojinta arimaha Qoyska gaar ahaan Diiwan u sameynta Guurka iyo Waliba Furriinka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowalada Hirshabelle.

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :  Maxkamadda  Degmada Beledweyne iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad  iyo 121 aad ee Xeerka habka madan...
07/05/2026

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :
Maxkamadda Degmada Beledweyne iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed Waxay ku wargalineysa dadka kala ah:
1. Adan Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Beledweyne.
2. Muuse Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Baladweyne.
3. Kaaho Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Baladweyne.
4. Cali Maxamuud Yalaxow, Degan Comaad Degmada Matabaan.
5. Cabdi Maxamuud Yalaxow, Dagan Shabeelada Hoose.
6. Cismaan Maxamuud Yalaxow, Degan Dhuusamareeb.
7. Ahmed Maxamuud Yalaxow, Degan Dhuusamareeb
Kuwaas oo dhamantood ay Maxkamadda Degmada ka taalo dacwad dhaxal tooyo oo ay dhinac ka yihiin.
Sidaas Daraadeed, waxaa la idin farayaa in aad Maxkamadda ku hor timadaan mudo 40 maalmood gudahood ah, oo ka bilaabaneysa maanta oo ay taariikhdu tahay 04/05/2026 kuna eg 13/06/2026.

𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗗.

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :  Maxkamadda  Degmada Beledweyne Iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad  iyo 121 aad ee Xeerka habka madan...
16/04/2026

𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :
Maxkamadda Degmada Beledweyne Iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed Waxay ku wargalineysa dadka kala ah:
1-𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐬𝐚𝐪 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐊𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐞 =Deggan Xamar
2-𝐟𝐚𝐫𝐭𝐮𝐮𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐊𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐬𝐞=Deggan Xamar
3-𝐜𝐚𝐧𝐚𝐛 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐤𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐞= Deggan Xamar
4-𝐟𝐚𝐭𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐊𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐞 = Degan Xamar in 'dacwad xalatooyo ah idinka taallo Maxkmadda Degmda Beledweyne taas oo idin kala dhaxeyso: 𝐀𝐚𝐦𝐢𝐧𝐨 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜 𝐐𝐞𝐲𝐥𝐢𝐲𝐞

Waxaan leydin farayaa in muddo 40 cisho gudhood aad ku hortimadan Maxkamada oo ka bilaabaneysa 14/04/2026- kuna Eg. 24/5/2026-ka.

𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗗.

02/01/2026

"𝐁𝐀𝐑𝐍𝐀𝐌𝐈𝐉𝐊𝐀 𝐖𝐀𝐀𝐘𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐀𝐑𝐒𝐎𝐎𝐑𝐊𝐀 𝐇𝐈𝐑𝐒𝐇𝐀𝐁𝐄𝐋𝐋𝐄"

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Hirshabelle Mudane Abdullahi Gacal ayaa marti ku ah,
Mowduuca:Guulaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle iyo caqabadaha soo Wajahay.

Daadihiye: Cabdiraxman Guutale

04/11/2025

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle, Mudane Abdifitah Abdiqadir Adow, ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Maxkamadaha Gobolka Hiiraan.

08/10/2025

Garsoorka Dowlada Hirshabelle oo soo gebagebeeyay shir laba maalin uga socday Degmada Balcad.

Address

Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada Racfaanka Gobalka Hiiraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share