Galbeed Liberation Force GALFO

Galbeed Liberation Force   GALFO Halkan Waa Boga Rasmiga ah ee Ciidamada Xoreynta Galbeed Liberation Force (GALFO).

31/07/2023

So majeestayaasha Ciidanka Beesha Gaaljecel oo uu Hogaaminayo Xildhibaan Dahir Amin Jesow aya Maanta Howl Galo ka Sameeyay Deegaano Hoos Taga Degmada Yaqbiriweyne

29/07/2023

Xoogaga Ciidanka Besha Gaaljecel ee Ku Sugan Gobolka Shabellaha Hoose

23/04/2023

Waa Suaal Da’ Weynoo Dalka Yaa Iska Leh

Ciidamada Galbeed Liberation Force GALFO

18/04/2023

Alla Magani Maantee, Alla Magani Maantee

Waa Ciidamada Soma Jeestayaasha Beesha Gaaljecel ee Galbeed Liberation Force GALFO oo Ku Sugan Degmada Jariirow Ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed  iyo Galbeed Liberation Force   GALFO ayaa gubay  gaari Cabdile ah oo  maleeshiyaadka...
27/09/2022

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Galbeed Liberation Force GALFO ayaa gubay gaari Cabdile ah oo maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab kaga carareen degaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan oo xalay howlgal qorsheeysan ay ka fuliyeen ciidanka Kumaandooska Danab

Ciidamada Sooma Jeestayaasha Xooga Dalka iyo Ciidamada Deegaanka Galbeed Liberation Force               GALFO   caawa wa...
26/09/2022

Ciidamada Sooma Jeestayaasha Xooga Dalka iyo Ciidamada Deegaanka Galbeed Liberation Force GALFO caawa waxaa joognaa Degda Faca weyn Buqa Qable oo ah Xarunta Dhaqanka Beesha .

Maanta Waxaa Magalada Muqdisho ku Kulmay Laf Dhawartii Tolka Waxa ay Go aan Ku Gaareen Sidii Dhulkeena Loo Xureyn Lahaaa...
25/09/2022

Maanta Waxaa Magalada Muqdisho ku Kulmay Laf Dhawartii Tolka Waxa ay Go aan Ku Gaareen Sidii Dhulkeena Loo Xureyn Lahaaa

Mar Hadii Saraakiishii Iyo Xildhibaanadii beesha Ay Go aan Ku Gaareen In la Xureyo Dhulkeena Waxaa Naga Rajeysaan In Maalmaha so Socda Aan Idiin Kala Soo Hadalno Deegaano Reerka Degaan oo Mar H**e Ugu Danbeysay Dowladnimada.

Guuleysta Galbeed Liberation Force GALFO

Address

Xafada Howl Wadaag
Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galbeed Liberation Force GALFO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category