Maxkamada Gobolka Baay

Maxkamada Gobolka Baay Sinaan iyo Cadaaladda

09/01/2025

Asc mudanayaal iyo Marwooyan waan idin salaamay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Reer koonfur galbeed Soomaaliya.
Maadaama maxkamadihii ku maqnaa fasax muddo hal bil ah.
Maxkamadihii dib ayaa u furmeen taasna alla ayaa ku mahadsan shaqo wacan

Waxaa maanta tarikhdu tahay,13/10/2024,nasoo boqday wasiirka wasaarada Cadaaladda iyo garsoorka Dowlada goboleedka konfu...
19/10/2024

Waxaa maanta tarikhdu tahay,13/10/2024,nasoo boqday wasiirka wasaarada Cadaaladda iyo garsoorka Dowlada goboleedka konfur galbeed Soomaaliya
Mudane C/qaadir Yuusuf cabdinuur, shaqo wacan mudane wasiir.

16/09/2024

Maxkamadda Gobolka Baay ayaa xukun dil ah ku riday Eedeysane horay dil uga geystay nawaaxiga Magaalada Baydhabo.

Higsigenu waa sinaan & cadaalad
17/07/2024

Higsigenu waa sinaan & cadaalad

Address

Baay Reginal Court
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada Gobolka Baay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category