Minstry Of Information of South West State of Somalia

Minstry Of Information of South West State of Somalia “War Sax ah, Iyo Wacyi Bulsho.”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane, Nuur Siidow Baaba ayaa ka mid...
03/09/2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane, Nuur Siidow Baaba ayaa ka mid ah martida ka qeybgeleysa Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum 2026).
Shirweynaha oo diiradda lagu saarayo doorka iyo mustaqbalka warbaahinta Soomaaliya xilligan casriga ah, ayaa isu keeni doona mas’uuliyiin, khubaro iyo bahda warbaahinta.
Hal-ku-dhigga Shirweynaha:
“Qaabeynta Mustaqbalka Warbaahinta Soomaaliya ee Xilligan Casriga ah”(𝑺𝒉𝒂𝒑𝒊𝒏𝒈 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒂’𝒔 𝑴𝒆𝒅𝒊𝒂 𝑭𝒖𝒕𝒖𝒓𝒆 𝒊𝒏 𝒕𝒉𝒆 𝑫𝒊𝒈𝒊𝒕𝒂𝒍 𝑬𝒓𝒂)








Beledké Mogdishé ya martégiliyé dooné Shirwiinagé Madallé Qaran ee Istiraatiijiyédé Hariirké Warteelle 2026 (Strategic C...
02/09/2026

Beledké Mogdishé ya martégiliyé dooné Shirwiinagé Madallé Qaran ee Istiraatiijiyédé Hariirké Warteelle 2026 (Strategic Communication Forum), kaas o aasiméddé ku dhiyé dooné 7-dé illa 8-dé billung.

Hal-ku-dheggé madallé sénédkung ya eh “Weellaliyowké mustaqbalké Warteelle e deméngkung Asrégé " Shaping Somali's Media Future in Digital Era)”.

Shirwiinagung mayba inis sheené doone maguuf warteel iyooney daneeyiyaal, sé lingku haajodé Weelaliské Iyooney Mustaqbalké Warteelle asrégé eh.








02/09/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.

01/09/2026

Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdinaasir Abdi Aruush ayaa ka qeybgalay Shir ka qabsoomay Aalada Fogaan Araga oo looga hadlayey Udiyaar Garowga Alnino oo laga Cabsi Qabo.

Shirka waxa ka qeybgalay Hay’addaha UN-KA ee ka Shaqeeya Arimaha Gargaarka iyo Madaxda Hay’adda Qaran ee Maareynta iyo Masiibooyinka SoDMA.

31/08/2026

Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Sheekh Cabdulaahi (Xaayow) oo shir jara’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay xaalada guud ee deeganada Koonfur Galbeed.

30/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shirka ayaa laga soo saaray qaraar iyo bayaan rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xmniga iyo xaqiijinta caddeymaha la xiriira iskaashiga ka dhexeeya kooxda Al-Shabaab iyo maleeshiyaadka hubeysan ee taageera madaxweynihii h**e ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya haddana Ah horjooge kooxda argagixiso Al-Shabaab ku biiray.

30/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed oo dib-u-casriyeyn iyo horumarin lagu sameeyey.

29/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Mudane Maxames Shekh Cabdulaahi (Xaayow) U-Magacaabay Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed.

27/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira maamulka, Amniga, horumarka iyo qorsheyaasha Dowladda.

Address

Baydhabo

Telephone

+252613222220

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Minstry Of Information of South West State of Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Minstry Of Information of South West State of Somalia:

Shortcuts

Share