29/03/2026
Dowladda Koonfur Galbeed Oo ka hadashey xaaladda amniga guud iyo guulaha ay gaareen ciidamada geesiyaasha ah ee Koonfur Galbeed sidoo kalena baaq udirtay ciidamada la soo maran habaabiyay in ay Dowladooda isku soo dhiibaan gacmo furana ku soo dhoweeynayso.