Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Germany

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Germany kusoo dhawoow Page ka saxda ah ee Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Germany

09/04/2026
09/04/2026

Epedkey koo hamiyeey
Hiilkaa waa ahaa
Haang ii haaruubsheewaa enaa
Mishal heraanoo
Hingrib ii dhaayaa enaa
Mis huraanoo
Haanii hanis heriyaa enaa

Haanii hanis heriyaa enaa

Xafladdii Maalinta Calanka Koonfur Galbeed ee 15 November 2026 waxay ahayd mid si heer sare ah u muujisay midnimada, wad...
09/04/2026

Xafladdii Maalinta Calanka Koonfur Galbeed ee 15 November 2026 waxay ahayd mid si heer sare ah u muujisay midnimada, wadajirka iyo isku duubnida bulshada ka soo jeeda Koonfur Galbeed.

Isku soo baxii ballaarnaa ee ay ka qeyb galeen bulshada, dhalinyarada iyo waxgaradka ayaa ahaa astaan cad oo ka tarjumeysa sida ay muhiim u tahay ilaalinta hidaha, dhaqanka iyo qiimaha wadajirka ah ee ummadda.

Munaasabaddan waxay sidoo kale xoojisay isku xirnaanta bulshada, waxayna dhiirrigelisay in la sii adkeeyo midnimada iyo iskaashiga si loo gaaro horumar waara.

“Epedkey koo hamiyeey
Hiilkaa waa ahaa
Haang ii haaruubsheewaa enaa
Mishal heraanoo
Hingrib ii dhaayaa enaa
Mis huraanoo
Haanii hanis heriyaa enaa‘‘
Haanii hanis heriyaa enaa”

30/03/2026

Waxaan si diirran u soo dhoweyneynaa, anagoo ah Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Germany oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Mudane Maxamed Cali Yarow iyo ku-xigeenkiisa, isbeddelka maanta ka dhacay caasimadda ku meel gaarka ah ee Baydhabo.

Waxaan sidoo kale bogaadinaynaa shacabka magaalada Baydhabo oo muujiyey farxad iyo taageero ay ku soo dhoweeyeen isbeddelkan, taasoo muujinaysa rajada iyo kalsoonida ay qabaan shacabka Koonfur Galbeed.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka waxay si buuxda ula qeybsanaysaa farxaddaas shacabka guud, waxayna rajaynaysaa in isbeddelkan uu horseedo nabad, horumar iyo xasillooni waarta.

Xoghayaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka
Mohamed abdirahman adan.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Germany, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Mudane Maxamed Cali Yarow, ...
23/03/2026

Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Germany, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Mudane Maxamed Cali Yarow, iyo Wakiilka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya u fadhiya Jarmalka Mudane Cali Abukar Dhaayow, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan xubnaha cusub ee loo magacaabay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Jaaliyaddu waxay si diirran u soo dhoweynaysaa magacaabistan muhiimka ah, iyadoo rajeynaysa in guddigan cusub ay si hufan, caddaalad ah oo waafaqsan sharciga ugu adeegaan shacabka Koonfur Galbeed, kana shaqeeyaan xoojinta dimuqraadiyadda, nabadda iyo horumarka deegaannada.

Waxaan u rajeynaynaa guddiga cusub guul iyo inay si daacadnimo leh uga soo baxaan waajibaadka culus ee loo igmaday.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka waxay sidoo kale caddeynaysaa in page-kan uu yahay kan saxda ah ee rasmiga ah ee jaaliyadda, lagana heli karo dhammaan wararka iyo wargelinta saxda ah ee jaaliyadda. 🇸🇴🤝

Guddoomiyaha Jaaliyada KoonfurGalbeed ee Germany Mudane Mohamed Ali Yerow, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamm...
19/03/2026

Guddoomiyaha Jaaliyada Koonfur
Galbeed ee Germany Mudane Mohamed Ali Yerow, waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan xubnaha Jaaliyada Koonfur
Galbeed ee Germany munaasabadda barakeysan ee Ciidda.

Waxaan Eebbe Weyne si khushuuc leh uga baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadii aan soo gudannay, kana yeelo mid noo horseeda dambidhaaf iyo ajar badan.

Sidoo kale, waxaan ka rajaynaynaa inuu dalkeenna iyo dadkeenna ku mannaysto nabad waarta, midnimo, horumar iyo barwaaqo.

Ilaahay ha ka dhigo Ciiddaan mid ku soo laabato caafimaad, farxad iyo kheyr badan.

Ciid Mubaarak dhammaan! ✨

Mohamed Ali Yerow.
Guddoomiyaha Jaaliyada Koonfur
Galbeed ee Germany.

06/03/2026

Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Jarmalka, Maxamed Cali Yarow, iyo Wakiilka Dowladda Koonfur Galbeed ee Jarmalka, Cali Abukar Dhaayow, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan xaaladaha nabadda, abaaraha iyo baahida loo qabo gurmad iyo taageero.

Waxay ugu baaqeen bulshada iyo jaaliyadaha qurba joogta ah inay xoojiyaan wadajirka, nabadda iyo taageerada loo fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka waxay sidoo kale caddeynaysaa in page-kan uu yahay kan saxda ah ee rasmiga ah ee jaaliyadda, lagana heli karo dhammaan wararka iyo wargelinta saxda ah ee jaaliyadda. Part 15

06/03/2026

Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Jarmalka, Maxamed Cali Yarow, iyo Wakiilka Dowladda Koonfur Galbeed ee Jarmalka, Cali Abukar Dhaayow, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan xaaladaha nabadda, abaaraha iyo baahida loo qabo gurmad iyo taageero.

Waxay ugu baaqeen bulshada iyo jaaliyadaha qurba joogta ah inay xoojiyaan wadajirka, nabadda iyo taageerada loo fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka waxay sidoo kale caddeynaysaa in page-kan uu yahay kan saxda ah ee rasmiga ah ee jaaliyadda, lagana heli karo dhammaan wararka iyo wargelinta saxda ah ee jaaliyadda. Part 14

06/03/2026

Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Jarmalka, Maxamed Cali Yarow, iyo Wakiilka Dowladda Koonfur Galbeed ee Jarmalka, Cali Abukar Dhaayow, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan xaaladaha nabadda, abaaraha iyo baahida loo qabo gurmad iyo taageero.

Waxay ugu baaqeen bulshada iyo jaaliyadaha qurba joogta ah inay xoojiyaan wadajirka, nabadda iyo taageerada loo fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka waxay sidoo kale caddeynaysaa in page-kan uu yahay kan saxda ah ee rasmiga ah ee jaaliyadda, lagana heli karo dhammaan wararka iyo wargelinta saxda ah ee jaaliyadda. Part 13

06/03/2026

Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Jarmalka, Maxamed Cali Yarow, iyo Wakiilka Dowladda Koonfur Galbeed ee Jarmalka, Cali Abukar Dhaayow, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan xaaladaha nabadda, abaaraha iyo baahida loo qabo gurmad iyo taageero.

Waxay ugu baaqeen bulshada iyo jaaliyadaha qurba joogta ah inay xoojiyaan wadajirka, nabadda iyo taageerada loo fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka waxay sidoo kale caddeynaysaa in page-kan uu yahay kan saxda ah ee rasmiga ah ee jaaliyadda, lagana heli karo dhammaan wararka iyo wargelinta saxda ah ee jaaliyadda. Part 12

06/03/2026

Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Jarmalka, Maxamed Cali Yarow, iyo Wakiilka Dowladda Koonfur Galbeed ee Jarmalka, Cali Abukar Dhaayow, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan xaaladaha nabadda, abaaraha iyo baahida loo qabo gurmad iyo taageero.

Waxay ugu baaqeen bulshada iyo jaaliyadaha qurba joogta ah inay xoojiyaan wadajirka, nabadda iyo taageerada loo fidinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee Jarmalka waxay sidoo kale caddeynaysaa in page-kan uu yahay kan saxda ah ee rasmiga ah ee jaaliyadda, lagana heli karo dhammaan wararka iyo wargelinta saxda ah ee jaaliyadda. Part 11

Address

Baydhabo
34127

Telephone

+252612588884

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Germany posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share