KalKaal Agricultural Cooperative Development Group

KalKaal Agricultural Cooperative Development Group Kal Kaal Agricultŕal Cooperatives are Àgricultral- Producer-Owned Farmland Cooperatives Whose Primary Purpose is increase output markets.

Initiatives begun by Village farmeŕs at the end of Jun 5th 2016.

Tababar aqooneed oo ku saabsan Wadhadalka dowladda iyo ganacsiga ee gaarka ah ee iskaashtooyinka qaybaha ururada ganacsi...
27/06/2022

Tababar aqooneed oo ku saabsan Wadhadalka dowladda iyo ganacsiga ee gaarka ah ee iskaashtooyinka qaybaha ururada ganacsiga dowlad goboleedka koonfurgalbeed soomaaliya.

TODAY KALKAAL AGRICULTRAL COOPERATIVE DEVELOPMENT GROUP PARTICIPATED DIALOGUE B/W BUSINESS COMMUNITY AND DISTRICT ON BUS...
01/06/2022

TODAY KALKAAL AGRICULTRAL COOPERATIVE DEVELOPMENT GROUP PARTICIPATED DIALOGUE B/W BUSINESS COMMUNITY AND DISTRICT ON BUSINESS REGISTRATION.

ISJASHATADA KALKAAL WAXAY MAANTA KA QAYBGASHAY DOOD WADAAG UDHAXEEYA BULSHA GANACSATADA AH IYO MAAMULKA DEGMADA OO KU SAABSAN DIIWAANGALINTA.

30/03/2022
12/02/2022
01/02/2022
27, JANUARY, 2022 ISKAASHATADA BEERALAYDA EE   ,WAXAY KU FARAXSANTAHAY INAY MAANTA KA QAYB GASHO SHIR HEER CAALAMI OO LA...
28/01/2022

27, JANUARY, 2022 ISKAASHATADA BEERALAYDA EE ,WAXAY KU FARAXSANTAHAY INAY MAANTA KA QAYB GASHO SHIR HEER CAALAMI OO LAGU MAGACAABO # SOMALI_BUSINESS_MATCHMAKING_FORUM OO QABAN QAABADIISA ISKA KAASHADEEN , IYO SOOMAALIYEED; WAXAANA KU SAABSANAA ISDHEXGAL IYO ISKU XIRKA
SHIRKADAHA CAALAMIGA EE MAALGASHIGA IYO SOOMAALIYA GAAR AHAAN KUWA KA SHAQEEYA MAALGASHIGA BEERAHA ,XOOLAHA IYO KALUUMAYSIGA.

SHIRKAN OO GOOB JOOGE KA AHAA MADAXDA DOWLADDA FEDERAALKA GAAR AHAAN WASIIRU DOWLAHA WASAARADDA GANACSIGA IYO WARSHADAHA DFS, AGAASIMAYAAL IYO LATALIYAYAAL KA KALA SOCDAY WASAARADDA KALLUUMAYSIGA,BEERAHA IYO XANAANADA XOOLAHA.

HALKAAS OO UU GUDOOMIYAHA ISKAASHATADA KAL-KAAL AGRICULTRAL COOPERATIVE DEVELOPMENT GROUP UU JULANO KALADUWAN KULA SO SAMEEYAY XIRIIRYO KALA DUWAN COMPAN-YO CAALAMI LANA YEESHA KULAMO KALA DUWAN OO LA ISKAGA WARSANAYEY AALADDA INTERNETKA SIDII LABADA COMPAN SAAXIBO AY UNOQON LAHAAYEEN.

GUUL IYO HORUMAR

Waa logada Kalkaal Agricultral Cooperative Development Group
18/01/2022

Waa logada Kalkaal Agricultral Cooperative Development Group

24/12/2021

Address

Baydhabo

Telephone

+252614500037

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KalKaal Agricultural Cooperative Development Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to KalKaal Agricultural Cooperative Development Group:

Share