Nootaayo Marwaaz Baydhabo

Nootaayo Marwaaz Baydhabo ugu soo hagaag Nootaayo Marwaaz adeeg hufan, qiimo ku raali geliya iyo sirtaada oo laguu xafido.
��

RAMADAN MUBARAK 🌙Nootaayo Marwaaz waxa ay shacabka soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta ugu bishaaraynaysaa bilashada...
17/02/2026

RAMADAN MUBARAK 🌙

Nootaayo Marwaaz waxa ay shacabka soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta ugu bishaaraynaysaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

waxaan Alle ka baryeyna inuu khayrkeeda ina waafajiyo, noogu dhameeyana nabad xasilooni iyo barwaaqo

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 TIIRANYO LEH( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ) ‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى M...
14/02/2026

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 TIIRANYO LEH

( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى

Maamulka iyo howladeenada Nootaayo Marwaaz waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan walaalkeen oo ka mid ah bahda Nootaayo Marwaaz oo gabadhiisa ku geeriyootey magaalada baydhabo.

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo qalbigana u qaboojio walaalkeen iyo dhamaan qoyska.

Aamiin, Aamiin.

"Waxaan guud ahaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda ciidul-fidriga. Alle ha...
29/03/2025

"Waxaan guud ahaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabadda ciidul-fidriga. Alle ha naga aqbalo cibaadadii, samafalkii, iyo acmaashii wanaagsaneed ee soonqaad.

Ciid Mubaarak. Ciiddul caafiyah. Ku ciida nabad, farxad iyo caafimaad."




Hambalyo waxaan guud ahaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha bara...
28/02/2025

Hambalyo waxaan guud ahaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaan Alle ka baryaynaa in uu i naga wada aqbalo cibaadada iyo acmaasha suubban ee bishan barakeysan ee Ramadaanka.


Nootaayo Marwaaz Baydhabo

Mé Guurtéda Murung Ay Koo Galne Marwaaz Marag Ku Abtugoy

Mé Guurtéda Murung Ay Koo Galne Marwaaz Marag Ku AbtugoyNootaayo Marwaaz Baydhabo
13/08/2024

Mé Guurtéda Murung Ay Koo Galne Marwaaz Marag Ku Abtugoy


Nootaayo Marwaaz Baydhabo

Eid MubaarakDhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Cii...
15/06/2024

Eid Mubaarak

Dhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Adha, waxaan idin leennahay farxad iyo damaashaad kula ciida ehellada iyo asxaabta meel walba oo ay joogaan.

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻!

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.


Caawa waxaa dhalatay bisha barakeysan ee Carafo ama bisha Dul-Hijjah waxey ka mid tahay bilaha sida gaarka ah xurmada u ...
06/06/2024

Caawa waxaa dhalatay bisha barakeysan ee Carafo ama bisha Dul-Hijjah waxey ka mid tahay bilaha sida gaarka ah xurmada u leh. Tobanka maalmood ee bishan ugu horreysa waxa ay leedahay barako iyo fadli gaar ah. Nabigeenna ﷺ waxa uu soomi jiray maalmaha h**e ee bishaan Carrafo, waxa uuna noo sheegay in aysan jirin maalmo ka khayr badan,

Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
(والفجر وليال عشر)
Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu h**eysa bisha Dul-Hijjah.

sidaas darteed aan uga faa'iideysanno Quraan-akhris, duco, wardi, sadaqo, iyo in aan soonno sagaalka maalmood ee bishan ugu horreysa, oo berri ka billaabanaysa.

Nootaayo Marwaaz Baydhabo

11/05/2024

Maamulaha Nootaayo Marwaaz Baydhabo oo ka warbixiyey muhiimada ay nootaayooyinka u leeyihiin bulshada iyo adeegyada ay qabato nootaayo marwaaz

05/05/2024

Burburkii kaddib waa sidee is qabqabsiga dhulalka iyo Guryaha Magaalooyinka dalka?

Eid MubaarakDhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Cii...
09/04/2024

Eid Mubaarak

Dhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidulfitriga, waxaan idin leennahay farxad iyo damaashaad kula ciida ehellada iyo asxaabta meel walba oo ay joogaan.

𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻!

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.

::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: HAMBALYO ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::Guuleystayaasha Qeybt...
09/04/2024

::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: HAMBALYO ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

Guuleystayaasha Qeybtii 8aad ahna qeybtii ugu dambeysey ee Barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga ee ,

waxaa ku guuleystay Shaqsiyaalka hoos idiin kaga muuqdo.

F.G:- Guuleestayaasha waa kuwii haleeley nambarka Abaal marinta saarneed haddana buuxiyey Shuruudaha aan h**ey ushaacinay.

hadaba waxaan leenahay Guuleystayaasha Qeybta 8aad Hambalyo,

waxaana Qeybta hoose ku xusan Lambarada Abaal Marinta Saarneyd.

1128 ------- 20$
1102 ------- 7$
1172 -------- 4$
1070 ------- 4$

:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::: Dhamaad ::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::RAMADAAN-KARIIM:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

BARNAAMIJKA TIJAABI NASIIBKAAGA IYO NOOTAAYO MARWAAZ.::::::::::::::::::::::::::::::: Baydhabo-Somalia:::::::::::::::::::...
07/04/2024

BARNAAMIJKA TIJAABI NASIIBKAAGA IYO NOOTAAYO MARWAAZ.
::::::::::::::::::::::::::::::: Baydhabo-Somalia::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

Qeybta 8aad oo ah qeybta ugu dambeysa ee barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga.

Dooro mid kamid ah Number-rada 1051- 1200, oo ku guuleyso :-

1:- 20$
2:- 7$
3:- 4$
4:- 4$


4 kamid ah ayaa Abaalmarin saaran, dooro hal lambar oo keli ah, fadlan ha dooranin 1 Number ka badan.

:
1:- Like saar Page-ka (Follow) dheh
2:- Like saar Post tiga
3:- share-garey (una share garey si Public ah)
4:- Dooro hal lambar ka mid ah lambaradaan.

waa qofka ugu h**eeya ee kasoo baxa Shuruudaha, islamarkaana haleela mid kamid ah lambrada abaalmarinta saaran.

: Guuleystaha waxaa la shaacin doonaa maalinta Talaadada (Tuesday)

taarikhduna tahay 09-April 2024 saacadu markay tahay 11:00am.(subax nimo) guul wacan

.

Address

National Bar Area
Baydhabo

Telephone

+252617414141

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nootaayo Marwaaz Baydhabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Nootaayo Marwaaz Baydhabo:

Share

Category