Alqalam school Baydhabo Active

Alqalam school Baydhabo Active هي صفحة رسمية لمدرسة القلم بيدوا -الصومال

18/05/2026

Final Exam Timetable - Level: Primary - Academic Year: 2025-2026

17/05/2026

Final Exam Timetable Level: High School - Academic Year: 2025-2026

10/05/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo waalidiinta in fasaxa lagu daray hal maalin oo dheeraad ah (Isniin).

Waxa si rasmi ah la isugu soo laaban doonaa maalinta Talaado, 12/05/2026, Insha Allah.

Maamulka Iskuulka
AL-QALAM

08/05/2026

🏫 Dugsiga Al-Qalam Primary & Secondary School
Waxaan idiin soo gudbineynaa ogeysiis muhiim ah.

29/04/2026
29/04/2026

📚💻 Ardayda dugsiga AL-QALAM waxay si heer sare ah u bartaan maadada Technology-ga, taas oo ka caawisa inay yeeshaan aqoon iyo xirfad la jaanqaadaysa dunida casriga ah.

Waxaan ku dadaaleynaa inaan dhisno jiil aqoon leh, hal-abuur leh, una diyaar ah mustaqbalka.
🏫✨

27/04/2026

📢 Ogeysiis Fasax

Dhamaan ardayda dhigata shiftiga galab waxaa la ogeysiinayaa in maanta galabta la fasaxay iskuulka, sababo la xiriira roobabka socda.

Mahadsanidiin.

Address

Baydhabo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615887716

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alqalam school Baydhabo Active posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Alqalam school Baydhabo Active:

Share

Category