07/06/2023
Ciidanka Nabad Sugida Koonfur Galbeed Ee Degmada Baraawe, Waxaa ay mar waliba u taaganyihiin fashilinta Dhargarta Argagaxisida, iyo qof waliba oo Cadow ku ah hormarka Somaliya.
Taliyaha Nabad Sugida Degmada Baraawe Cumar Yaalow cabdi, Waxaa uu Si Gaar ah Shacabka kaga codsaday iney Garab istaagaan Ciidanka Si Nabada iyo xasiloonida Caasimada Koonfur Galbeed u noqto mid Ka sareeysa Sida hada ay tahay, Arimahan oo dhan Ayaa imaanaya, markii ay Shacabka la shaqeeyaan Ciidanka mahadsandiin.
Goortii ay noqto khawaarajita waa la afjir doona dalka wuuw xuroobi doonaa inshallah.