Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe

  • Home
  • Somalia
  • Baraawe
  • Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe, Government Official, Baraawe.

03/12/2024
02/12/2024

2/12/2024 #
BARAAWE #

29/11/2024
29/11/2024BARAAWE #Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe Marwo Binti sayid Bakar  oo ay w...
29/11/2024

29/11/2024
BARAAWE #

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe Marwo Binti sayid Bakar oo ay wehlinayeen iskudubaha haweenka iyo gudomiye kuxigeenka Ururka haweenka ayaa maanta Ururka Haweenka udaahfurtay tawabar

Tawabarkaasi oo ahaa mid looga hadlaayey baahiyada kajira degmada waxana si habsami leh uwaday gudomiyaha Ururka dhalinyarada degmadda Baraawe zakriye mohmuud mohamed

27/11/2024:BARAAWE:Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe Marwo Binti Sayid Bakar Ayaa man...
27/11/2024

27/11/2024:
BARAAWE:

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe
Marwo Binti Sayid Bakar
Ayaa manta waxay ka qeyb gashay kulan isbarasho ah kulankaas ayaa so qaban qaabiyey gudomiyaha Ururka dhalinyarada degmada Baraawe Zakariye Mohmuud Mohamed iyo kuxigeenkiisa Aamina Ali Siidow iyo xubno kalow ka tirsan ururka
Marwo Binti ayaa umahadcelisay dhamaan dhalinyarada halkas isugu yimid si ay isugu bartaan iyo hogaankooda wayna dhiirigelisay waxayna ushegtay in ay yihiin ubaxa dadla iyo dadka waxayna ugula dardaarantay in ay si wada jir ah ay degmada ugula shaqeeyan arin walbo quseeya arimaha Bulshada #

towfiiq #

24/11/2024 BARAAWE #Gudoomiye ku xigeenka 2aad  Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe marwo Binti seyid bakar i...
24/11/2024

24/11/2024
BARAAWE #

Gudoomiye ku xigeenka 2aad Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe marwo Binti seyid bakar iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Degmada Baraawe Abdi Maxamed Yuusuf ahna kusimaha Gudoomiyaha degmada oo ay wehlinayeen Xubno Katirsan Gollaha Deeganka ayaa Maanta Kormeer ku sameeyey Xaafadaha Magaalada Baraawe Iyadoo uu ujeedku ahaa In La Fuliyo Awaamirta Maamulka uu Ka soo saaray in Magaalada Laga Nadiifiyo Geedaha Waljalawga oo Dhibaato amni iyo Mid Nadaafad Daro Ku haayo Gudaha Magaalada Baraawe ayaa Gudoomiyaha Markale Shacab Fariin u diray in ay Geedaha ka jaraan Gudaha Magaalada iyo Qofkasta Booskiisa ama Gurigiisa hortiisa aan Lagu arki karin Geedaha Waljalawga, waxaana uu dignin u diray Bulshada in ay u Hogaansamaan Awaamirta Maamulka Caasimada Dowlada Koonfurgalbeed. Ee Magaalada Baraawe.

Hambalyo Xildhibaan Adan Xasan MaxamedAnigoo ah Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arrimaha Bulshada Degmada Baraawe,  ...
19/11/2024

Hambalyo Xildhibaan Adan Xasan Maxamed

Anigoo ah Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arrimaha Bulshada Degmada Baraawe, Marwo Binti sayid Bakar waxaan hambalyo diiran u dirayaa Xildhibaan Adan Xasan Maxamed, oo loo doortay kursiga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Alle ha ku waafajiyo xilka culus ee laguu doortay, waana hubaa inaad kaalin muhiim ah ka qaadan doonto horumarinta iyo daryeelka shacabka Soomaaliyeed.

Guul iyo Gobannimo!

Address

Baraawe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Arimaha Bulshada Degmadda Baraawe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share