23/07/2026
Puntland ayaa ku eedeysey Dowladda Federaalka ah; in ay khalkhal-gelin amni ka waddo gobolka Mudug ayna diyaarado hub ah ka dejisey magaalada Gaalkacayo.
Xukuumadda PL, waxay xustay in ay is difaacayso, waddankana aysan ka jirin nidaam sharci ah, marka laga reebo Puntland & Jubbaland.