Degmada Shaw

Degmada Shaw Arimaha Bulashada

20/03/2026

Maalintii Guusha iyo Gobanimada
Maalin Qurux Badan Ayey Aheyd

Hambalyo hambalyo hambalyo General Mohamed Mohamud  Garaar   Guuleyso Taliye Markasta iyo meelkasta Hormar wacan
06/02/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo General Mohamed Mohamud Garaar Guuleyso Taliye Markasta iyo meelkasta Hormar wacan

Xoolo Iyo xashiish cabe  xigaal maleh Xaqa qarin maleh Xadgudubse xeer maleh Xumaanto loo bareera Xarakadoo loo dacwooda...
25/01/2026

Xoolo Iyo xashiish cabe xigaal maleh
Xaqa qarin maleh
Xadgudubse xeer maleh
Xumaanto loo bareera
Xarakadoo loo dacwooda
Xeerkina waaye
Xiskiyo maankad xaaluf ka tihiine
Xasil kuma heleysaan
Xisaabna way idiin taal

Taliye ku xigeenka nabad sugida Jubbaland walaakay   oo shalay kasoo muuqday xarig jarka xarunta   kismaayo Guulayso wal...
21/10/2025

Taliye ku xigeenka nabad sugida Jubbaland walaakay oo shalay kasoo muuqday xarig jarka xarunta kismaayo

Guulayso walaal

21/10/2025

Mahadsanidiin wax garadka iyo qeybaha kala duwan ee
ee galmudug ku nool.

Haka daalina raadinta xaqa iyo xuquuqda aad leedihiin
Guuleysta markasta iyo meel kasta.

. . .

19/10/2025

Hayeh ii waranbo wash washπŸ˜‚ maxaa lafta gareen kuu geeyey fakataxπŸƒ
Caade qaate dooni meyno
Afarjeeble waan diidnay



18/10/2025

Kalmadii nabadoon cabdiqadir sharey uu ka jeediyey caleema saarkii



Xaflad qiima badan ayaa Caawa Jowhar ka dhacday mudane madax weyn:      .  (Ali gaab)  looma kala harin  caawa 🎊🎊🎊Hambal...
05/10/2025

Xaflad qiima badan ayaa Caawa Jowhar ka dhacday mudane madax weyn:


. (Ali gaab)
looma kala harin caawa
🎊🎊🎊Hambalyo hambalyo dhamaan reer🎊🎊🎊
πŸ…πŸ…πŸ…πŸ… πŸ…πŸ…πŸ…

Sxb hanaga iloobin
.and
.and

04/10/2025

"Cismaan Barre wakiil k**a ahan dadka dhibaatada ku dhacday,dalaalnimana, jaajusnimo, iyo kabaqaad ma rabno"
MAHADSANID .

02/10/2025

Garashada qof ehelkiisa gocan, waa gam’i xunoo,
Gadaal iyo horeba waa gef weyn, lagu gadaamoo,
Guntigaas qof lagu gaadho waa, godob abidkiiye.

Gacal iyo walaal godob lagama, gudo xanuunkiiye,
Guyaal iyo waayaba waxay, gubaan laabtaade,
Gaf iyo hoog baa ka dhasha gool, laga galshoode.

Gaaridii xanuunkaas waxay, gelisaa ciile,
Gundhig bay ka dhigataa intaad, gacal ku faantaaye,
Goobtii sharaftaad lahayd, way ka guurtaaye.

Guntan iyo qiyaanada haddii, lagugu geystaaye,
Guuleystaa ka gedan ehelkiyo, garashadaadiiye,
Guul darro waxay noqotaa, gunnimo weyneede.

28/09/2025


Dhibkii aad geeysateen iyo dadkii aad leeyseen insha allah
kuma nasan doontaan
Ogaada 48saacdod ee soo socta jawaabteda waa rasaas iyo Dhimbilo nool nool uma ooyi doone waan u aareyna

Address

Degmada Shaw
Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degmada Shaw posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share