Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library

Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library Maktabadda Guud ee Baardheere waa goob aqooneed lagu wadaago fikradaha, laguna ilaaliyo dhaqanka - una furan dhammaan qof walba.

The Bardera Public Library is a learning space where ideas are shared and culture is preserved - open to everyone.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Mohamed Magalo Farah oo ah ka mid ah aqoonyahanada ku sugan degmada Baardheere waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Mohamed Magalo Farah oo ah ka mid ah aqoonyahanada ku sugan degmada Baardheere waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Ahmed Husein Guure oo ah Social Influencer sidoo kalana ka mid ah dhalinarada ku sugan degmada Baardheere waxa uu...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Ahmed Husein Guure oo ah Social Influencer sidoo kalana ka mid ah dhalinarada ku sugan degmada Baardheere waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Nabadoon Farah Hire oo ka mid ah nabadoonada ku sugan degmada Baardheere ee degmada Baardheere waxa uu ka mid yah...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Nabadoon Farah Hire oo ka mid ah nabadoonada ku sugan degmada Baardheere ee degmada Baardheere waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

Gudoonka Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Baraarug degmada Baardheere sidoo kalna ah hawlwadeenada munaasabadda wayn ee ...
20/04/2026

Gudoonka Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Baraarug degmada Baardheere sidoo kalna ah hawlwadeenada munaasabadda wayn ee nagu soo wajahan dhammaantood waxa ay diyaar idinkugu yihiin gudaha hall-ka iyo Maktabada Guud ee Baardheere.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Dr. Asad Mohamed Ali oo ka mid dhaqaatiirta ka hawl gasha Hospital ka Gedo eebku sugan degmada Baardheere sidoo k...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Dr. Asad Mohamed Ali oo ka mid dhaqaatiirta ka hawl gasha Hospital ka Gedo eebku sugan degmada Baardheere sidoo kalana ka tirsan bahda Caafimadka waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Dr. Farhan Mohamud Warsame oo ah dhaqtarka cudurrada Guud ee Hospital ka Gedo ee degmada Baardheere sidoo kalana ...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Dr. Farhan Mohamud Warsame oo ah dhaqtarka cudurrada Guud ee Hospital ka Gedo ee degmada Baardheere sidoo kalana ka tirsan bahda Caafimadka waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞.Mohamed Mohamud Ali oo ka mid ah barayaasha ka hawl gala dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Al-Furqaan degmada Baardh...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞.Mohamed Mohamud Ali oo ka mid ah barayaasha ka hawl gala dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Al-Furqaan degmada Baardheere waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Abdinasir Abshir Artan oo ah madaxa Caafimadka bisha Cas Laan-ta gobolka Gedo sidoo kalana ka tirsan bahda Caafim...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Abdinasir Abshir Artan oo ah madaxa Caafimadka bisha Cas Laan-ta gobolka Gedo sidoo kalana ka tirsan bahda Caafimadka waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Dr. Liiban Dinix oo ka mid dhaqaatiirta ka hawl gasha Hospital ka Gedo eebku sugan degmada Baardheere sidoo kalan...
20/04/2026

𝐌𝐮𝐝𝐧𝐞. Dr. Liiban Dinix oo ka mid dhaqaatiirta ka hawl gasha Hospital ka Gedo eebku sugan degmada Baardheere sidoo kalana ka tirsan bahda Caafimadka waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.

Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.

Galabnimada   oo taariikhduna tahay 21-04-2026, haduu alle idmo waxaa degmada Baardheere ka dhici doono Munaasabad ballr...
19/04/2026

Galabnimada oo taariikhduna tahay 21-04-2026, haduu alle idmo waxaa degmada Baardheere ka dhici doono Munaasabad ballran oo u jeedkeedu yahay; Soo dhawayn loo samayn doono Dr. Ashraf Elzubair Ibrahim oo ah Oo ah dhaqtar ku takhasusay Qaliimada iyo cudurada Dumarka, lehna khibrad dhan 19 sano ah.

Sidaasi awgeed waxaan ogaysiinaynaa guud ahaan bahda waxbarashada iyo bahda Caafimadka degmada ku nool inay kasoo qayb galaan kulankaan muhiimka ah.

Sidoo kale kulankaan waxaa diiradda lagu saari doonaa arimaha la xariira Caafimadka iyo ahmiyadda uu u leeyahay nolosha qofka iyo tan bulshada ba insha'Allah.

Waxaan qaadan doonaa tiro kooban oo gaaraysa 50 qof sidaasi awgeed ka faa'iidayso fursadaan oo la xariir qaybta diiwangalinta kulanka.

FG: Kasoo qayb galku cidkasta ayuu u furanyahay sidoo kalana wax Lacag ah lagaama doonaayo mahadsanid.

0612162776

Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library ha moognaan horumarka iyo kobaca ka socda.

Maanty oo jimco aheyd, taariikhduna ku beegnayd, 10/4/2026. Maktabada Guud ee Baardheere waxaa ka qabsoomay kulan lagu s...
10/04/2026

Maanty oo jimco aheyd, taariikhduna ku beegnayd, 10/4/2026. Maktabada Guud ee Baardheere waxaa ka qabsoomay kulan lagu so dhaweynayay Mudane Abdullahi Abdifitah Hassan oo ka mid ah asaasayaasha Maktabadda Guud ee Baardheere.

Kulanka ayaa daarnaa soo dhaweyn, is xog wareysi, talo bixin iyo is barasho.

Abdullahi ayaa la kulmay hawlwadeena maktabada ee Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Baraarug ee degmada Baardheere.

Abdullahi oo ka mid ah dhalinarada aqoonyahanada ah ee gobolka uu haysto ayaa lagu xasuustaa doorkii mihiimka ahaa ee kasoo qaatay dhismaha Maktabad dadwayne oo ay degmada Baardheere leedahay sidoo kalana waqti badan galiyay sidii degmada maktabad Guud ku heli lahayd.

Mahadsanid Mudane Abdullahi A. Hassan @👏

BismilaahShalay oo sabti aheyd taariikhduna ku beegneyd 4/04/2026, maktabadda guud ee Baardheere Maktabadda Guud ee Baar...
05/04/2026

Bismilaah

Shalay oo sabti aheyd taariikhduna ku beegneyd 4/04/2026, maktabadda guud ee Baardheere Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library waxaa soo gaaray qayb ka mid ah nuqullada buugga "Halgankii Gunnimodoonka" oo uu qoray Qoraa Ibrahim Daahir Shire.

Buugagta waxaa maktabadda ugu deeqey, qoraaga buuga Ibrahim Aden Shire, waxaana soo gaarsiiyay Mr. Ahmed Guure oo wakiil ka ahaa qoraaga.

Waxaan ka gu doomay gudoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Baraarug ahna ku simaha agaasimaha maktabadda bardhere Mohamed Muktar Hassan Al-cadaala iyo xog-hayaha Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Baraarug Rooble Abdirashid Hire

Aad ayaan ugu mahadcelinayaa qoraa Ibrahim Aden Shire oo qeyb weyn ka qaadanaya hormarka deegaankiisa asaga oo waddanka ka maqan.

Sidookale waxaan ugu baaqeynaa dhamaan bulshada in ay ka qeyb qaataan qaabeynta iyo hormarinta maktabadda guud ee Baardheere.

Address

Baardheere

Telephone

+252613936713

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library:

Share

Category