28/07/2023
Maamulka, macalimiinta iyo Ardayda Dugsiyada Al-cirfaan, waxay idin leeyihiin: Alle ha ina siiyo maalinta Caashuura khayrkeeda, oo ha inaga aqbalo acmaasheena wanaagsan.
maalintan la inoo jideeyay waxa ka mid ah:
■ Soom : waxa lagu dhaafa Sanad danbigii
■Ka farxinta ciyaalka: sanadbaa loo balaadhiyaa Arsaaqda.
■ xidhiidhinta qaraabada.
waawayn ee dhacay maalintan oo kale waxa ka mid ah:
■ Badbaadintii Nabi Muuse -CS- iyo Halaagistii Fircoon.
■ Nabi Yacquub -CS- maalintii laga fayday dhibta ee uu Helay wiilkiisii Nabi Yuusuf -CS-
Maxaad ka ogtay Maalinta Caashuuraa?!
Acmaasha la inoo jideeyay.
Iyo
Dhacdooyinkii waawaynaa?!
Nala wadaag wixii aad ka xasuusato. Mahadsanid.
Alcirfaan Schools