Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo

Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo This is The Official facebook Account For Arabsio District Commisioner
:Waa Bogga Rasmiga ah Ee Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo

💥💥💥 💥CIID WANAAGSAN💥💥💥💥🏖تقبل الله منا و منكم الصالح الاعمال.   كل عام و انتم بالخير 🏖Ugu horayn waxaan hambalyada, Maali...
02/05/2022

💥💥💥 💥CIID WANAAGSAN💥💥💥💥
🏖تقبل الله منا و منكم الصالح الاعمال. كل عام و انتم بالخير 🏖
Ugu horayn waxaan hambalyada, Maalinta ciidka halkan kula wadaagayaa dhamaanba umada Reer somaliland, Gaar ahaana Bulshawaynta Degmada Arabsio.
Waxaan ilaahay inooga baryayaa inuu inaga aqbalo Acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan, sidoo kalena inuu inagu gaadhsiiyo sanadkaa sanadkiisa, bash bash iyo barwaaqo, caafimad qab iyo wadankeena oo amaan ah.

Hamse Sacad Muse
Guddoomiyaha Degmada Arabsio

Address

Arabsiyo

Telephone

+252634650494

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share