Afmadow YOUTH Organization

Afmadow YOUTH Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Afmadow YOUTH Organization, Public Service, Afmadow.

Hambalyo hambalyo umada musliminta Mel walbo ay joogan Qasatan shacabka rer afmadow ciid wanagsan ayan idiin lenaxay wax...
09/07/2022

Hambalyo hambalyo umada musliminta Mel walbo ay joogan Qasatan shacabka rer afmadow ciid wanagsan ayan idiin lenaxay waxana Alle kabaryenaya sanadkan sanadkisa kale inu alle nawad iyo barwaqo nagu garsiyo.πŸŽ‰πŸŽŠπŸŽ‰
Mubarak

Bismilah alhamdulilah,Waxa sakay si nabad ah nogu qabsomay ololaha nadafada oo kasameynay magalada gudaheda iyo wadoyink...
02/06/2022

Bismilah alhamdulilah,
Waxa sakay si nabad ah nogu qabsomay ololaha nadafada oo kasameynay magalada gudaheda iyo wadoyinka so gala magalada,
Sido kale waxan bulshada siinay wacyigalin kusabsan nadafada.
Nadafada wa qeeb ka mid imaanka, Walal Ku dadal nadafa oo quruxi Erada ganacsigagaπŸ™

26/05/2022

An cawino aade Abdinasir jeeri qof walbo wuxu awodo haogu Deeqo .πŸ™

Bismilah alhamdulilah,Waxa manta samafal balaran usamene aaba Abdinasir oo ku magac dheer (jeeri) wa aaba kutabaleysan d...
25/05/2022

Bismilah alhamdulilah,
Waxa manta samafal balaran usamene aaba Abdinasir oo ku magac dheer (jeeri) wa aaba kutabaleysan dagmada afmadow.
Wa aaba curyan eh oo Haysto 8 carur ah aad ayu u cabanaya cabashadisana wan idiin so gudbini dona sacadaxa so socda ayado eh warbixin.
Fadlan aan wada cawino πŸ™

NALA SOCDA

Bismilah alhamdulilah Waxa Saka si nabad ah noogu so qabsome ka shaqenta so celinta bilicda magalada. Waxa u maxadceline...
18/05/2022

Bismilah alhamdulilah
Waxa Saka si nabad ah noogu so qabsome ka shaqenta so celinta bilicda magalada. Waxa u maxadcelineyna Findland somali associations (FSA) Ramad project-Afmadow oo garab weyn nagala qadate qabsoomiida shaqadaan.
Waxa qof walbo ka codsaneyna Ina inta karamkada eh Ina geed Kuberi karto si geedki manta aad berte barito u harsato.
Wad maxadsantixin.πŸ™

Hampalyo hamaplyo hampalyo  umada Musliminta Mel walbo oo ay joogan ciid wanagsan Ayaan idiin lenaxay waxa halkan hampal...
02/05/2022

Hampalyo hamaplyo hampalyo umada Musliminta Mel walbo oo ay joogan ciid wanagsan Ayaan idiin lenaxay waxa halkan hampalyada idiin kaso diraya dhalinyarada team afmadow Muslim youth organizations waxana markale idiin lenaxay sandakan snadkisa kle bash bash iyo barwaqo Alle hanagu garsiyo.

Balanteenu wa shaqo   kariim   Mubarak
30/04/2022

Balanteenu wa shaqo
kariim
Mubarak

Address

Afmadow

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afmadow YOUTH Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category