07/07/2022
Adeer Axmedow madaxda iyo maamulkooda Mar ayey soogalan maalin na way kabaxaane, adiga wax kubadalo malawaayey tolow mise wax kudaamo malahan. Dastuurkii aawey? Oh wan hilmaamay
Dastuurkana waaa iska dastuur aad adigu noo qoratay Baarlamankasna waa rag qol kugu xaraysan. Yaab iyo amakaak kkkk
Ahmed Soomaliya maanta hal kaligiis talis ayaa ka jira oo 12 sano Kismaayo ku dax dhanteynaayo. Is qibleey oo is diyaari Raggii adigaa ka haraye.