Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye

Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye, Government Official, Afgoye.

BISMILAAH:إنالله وإناإليه راجعون البقاء لله إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى فلتصبر ولتحتسبAlle ha unaxr...
29/11/2020

BISMILAAH:
إنالله وإناإليه راجعون البقاء لله
إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى فلتصبر ولتحتسب
Alle ha unaxriiso Nabadoon Abuukar Baliile Agaasimihii h**e waaxda dhulbixinta Deg.afgooye oo ku geeryaaday Dalka Turkiga Ehelka iyo Qaraabada iyo dhamaan Asxbtiisa Alle Samir iyo iimaan haka siiyo Asigana janatul fardows Alle haka waraabiyo.

Bismilaah:waxaa manta aan kormeer shaqo ku tagnaya deegaanka carbiska oo ay daganyihiin barakac saameeyay fatahaada biyh...
26/11/2020

Bismilaah:
waxaa manta aan kormeer shaqo ku tagnaya deegaanka carbiska oo ay daganyihiin barakac saameeyay fatahaada biyha .

dhamaan hay,adaha samafalka waxaan ka codsaneenaa inay la soo gaaraan gargaae deg.deg ah.

ALLA MAHAD LEH

&HORMARA
SAMAFALKA

BISMILAAH:waxaan manta xaflad soo dhaween ah aan xurnta maamulka deg.afgooye ugu sameenay gudoomiyaha cusub ee gobalka s...
22/11/2020

BISMILAAH:
waxaan manta xaflad soo dhaween ah aan xurnta maamulka deg.afgooye ugu sameenay gudoomiyaha cusub ee gobalka sh.hoose.

mudane:c.qaadir maxamed nuur(siidii)
ku soo dhawoow gobalka sh.hoose.

ALLA MAHAD ISKA LEH

&HORMAR
SAMAFALKA

Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo ehelkii uu ka ka baxay Ra'iisul Wasaarihii h**e ee dalka Cumar ...
18/11/2020

Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo ehelkii uu ka ka baxay Ra'iisul Wasaarihii h**e ee dalka Cumar Carte Qaalib. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan naga siiyo
انا لله وانا اليه راجعون

BISMILAAH:waxaan halkaan hambalyo soo dhaween ah ugu dirayaa gudoomiyaha cusub ee g/sh.hoosemudane: Abdulqaadir maxamed ...
17/11/2020

BISMILAAH:
waxaan halkaan hambalyo soo dhaween ah ugu dirayaa gudoomiyaha cusub ee g/sh.hoose
mudane: Abdulqaadir maxamed nur (siidii)
oo manta xilkaas loo dhaariyay
soo dhawoow mudane gudoomiye.

ALLA MAHD LEH

17/11/2020
17/11/2020

Address

Afgoye

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618913405

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye:

Share